Madaxwaynaha Koonfurta Kuuriya: Ruux Da Shabeelka Amuur ayaa ku dhex Nool Putin!!!!

Madaxweynaha South Korea  Moon Jae ayaa sheegay in dhigiisa dalka Ruushka, Vladimir Putin, lagu majeerto geesinimo iyo dhiirranaan, isaga oo hadalkiisa sii akidaya wuxuu yidhi  Waxa ku dhex Ruuxda Shabeelka Amuur.

Moon ayaa sheegay hadalkan mar uu kula kulmayay  Putin shirka forum dhaqaalaha ee magaalada Vladivostok ee Ruushka  ka  socda “Wakhtiyadii hore waxaa looga arkaa Korea, Shabeelka xayawaanka xurmada waana xaywaan ay  aad u jecel yihiin Waxaana u muuqataa dad badan in ruuxdiinu la mid tahay ruuxda Shabeel ka Amur .”

 

Warqabadka ToggaHerer

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso