Somalilandey Cirro waa kaa

Somalilandey Cirro waa kaa
yaa raayex laa tikatir fadaayex ninkii u ordayey inuu dalkan iyo dadkan madaxweyne u noqdo oo garan waayey milgihii iyo gobanimadii goluhuu 12 sano ka talinayey.
ceebta ka weyn saaxiibka oo mudada is ag fadhideen waxba cod ha siine durban ka daba tun ceeb caleek damiirka nooli waxu ka xishoodo weeye kaba soo qaad sidey reer Wadani ina leeyihiin iney 39 cod heleen markii codku dhacay ee golaha la joogey maxay u diidi waayeen ku dhawaaqidii natiijada xaalku waa hadal dabadii hunuhu waa nacay wax la qaadan karo maaha waanu hambalyeynay saqdii dhexena waa isu nimi waana qaadacnay wax bulshadu liqi karto maaha guddomiyuhuna waa Baashe Maxamed Faarax mid jecel iyo mid neceba wixii inta dhaafsiisan waa sharci jebin ciddi ku kacdana dalkay denbi ka gashay waxaana bulshadu u aqoonsanaysa denbiga ah qaran dumis

Garyaqaan Shaxari

Advertisement

Ku Xayeysiiso