Gudaha Ka Eeg :Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Maanta Soo Kormeeray Goobaha Kaadh-Qaadashada Ee Deegannada Gar-Adag Iyo Ceel Afwayn .

Gudoomiyaha Ahna Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Eng Fasyal Cali Waraabe ayaa maanta soo kormeeray goobaha kaadh qaadashada ee Deegannada Gar-Adag iyo Ceel Afwayn .

Waxaanu Gudoomiyuhu bulshada ku adkeenayay in ay qaataan kaadhka codaynta, si ay isu muujiyaa,  isla markaana ay doortaan hogaanka ay door bidaan .

Sidoo kale Murashaxa ayaa Maamulka Goobahaasi  ku dadaaray In ay u fududeeyaan dadka jilicsan ee kaadhadhka qaadanayaa .

Geesta kale Gudoomiye Faysal Cali Waraabe waxaa uu Gurigiisa ku booqday Boqo Buur-Madaw, kaas oo ku  yaalla Deegaanka Ceel Afwayn .

Ugu danbayntii Gudoomiye Faysal ayaa Dadka Deegaanka Ceel-afwayn ku dardaaray in ay ilaashadaan midnimadooda oo ay ka dheeraadaan Waxyaabaha kallifaya col

 

????????????????????????????????????

Advertisement

Ku Xayeysiiso