Daawo: Kuwani Waa Caruur Ah Oo Laba Hablo Yihiin Oo Intuba Araga Ka naafo ah ( Indho la´a). Laxaadkan Indhaha ee Ah la´a yihiin Waxaa u dheer in Ay Baahi Wayni Haysato oo ay Ku nool yihiin Caawimada Dadka Jaarku Siiyo Fadlan Darr ilaahay u caawo.

Daawo: Kuwani Waa Caruur Ah Oo Laba Hablo Yihiin Oo Intuba Araga Ka naafo ah ( Indho la´a). Laxaadkan Indhaha ee Ah la´a yihiin Waxaa u dheer in Ay Baahi Wayni Haysato oo ay Ku nool yihiin Caawimada Dadka Jaarku Siiyo Fadlan Darr ilaahay u caawo Kalana Soo Xidhiidh Ninkan Jaarkooda Ah ee Had iyo Jeer Caawiya haday noqoto Quuday iyo Haday noqoto Caawamo kale .

 

Yuusuf Cali Xasan Telkiisuna yahay +252-63-4478170

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso