HAMBALYO MEHER WACAN

Wasiirka Madaxtooyada JSL. Md, Maxamuud Xaashi Cabdi, Xog-hayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha JSL, Md. Cali Axmed Cali, Safiirka Imaaraadka u fadhiya imaaraadka carabta md baashe cawil cumar, Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada Md. Maxamed Muuse Abees, wasiir ku xigeenka Madaxtooyada Md. Cali Axmed Maxamed (Cali Dhagoole), Wasiiru-dawlaha Nabadaynta iyo Horumarinta Gobollada Barri ee JSL, Mudane Cabdirashiid Xuseen Cabdulle, Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL, Marwo Khadra Xaaji Ismaaciil Yoonis (Khadra X Geydh), , Af-hayeenka Madaxtooyada JSL, Md, Xuseen Aadan Cige (Deyr), Agaasimaha Protocol-ka Madaxtooyada JSL, Md, Abshir Xasan Xaashi, Agaasimaha Saxaafadda Madaxtooyada, Md Naasir Yuusuf Daahir, Agaasimaha Maamulka Xisaabaadka, Md Maxamed Ismaaciil Daahir, Agaasimaha Arrimaha Bulshada Madaxtooyada JSL Md, Naasir Maxamed Cabdilaahi Agaasimaha Maamulka Shaqaalaha Madaxtooyada JSL Md, Saacid Cabdi Ciise, iyo dhamaan agaasime waaxeedyada Madaxtooyada, , Agaasimaha Xafiiska Kaydka, Md. Axmed Jaamac Ismaaciil, Xoghaynta Marwada Qaranka Marwo Sabaax Cali Diiriye, , Xoghayaha labaad ee Xafiiska Madaxweynaha Md. Mawliid Xaashi, Muxiyadiin Cabdiraxmaan Tiyaabo, Maxamed-amiin Cabdi Xasan, Axmed Yuusuf Yaasiin, Hodan Axmed Jaamac, Xamda Cumar Cabdi, Axmed Jaamac, Najax Maxamed Siciid,  Xuseen Cabdalle, Cabdilaahi Cali Suudi, Maxamed Cilmi Xasan, Ibraahim Cabdiraxmaan Qaasim, Saddam Axmed Maxamed, Cabdilaahi Aadan Cabdilaahi, Maxamed Maxamuud Axmed Abokor Axmed Cigaal, Cabdishakuur Maxmauud Gahayr iyo dhamaan shaqaalaha kala duwan ee qasriga madaxtooyada JSL. waxay Hambalyo Meher wacan u dirayaan Xisaabiyaha Madaxtooyada Boqor Cabdirisaaq Ciise Maxamuud iyo Boqorada Raxma Yuusuf Cismaan oo maanta oo ay taariikhdu tahay 05/08/2017 meherkoodu ka dhacay Hotel Mansoor Hargeysa.

 

Ugu danbayna Dhamaan Masuuliyiintaasi iyo Shaqaaluhuba, waxay qoyskan cusub ugu ducaynayaan ducadii Rasuulka (S.C.W) ee ahayd BAARAKALAAHU LAKA WABAARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMAA FILKHAYR, AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso