Daawo :Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE Ee Australia Oo Hargaysa Lagu Soo Dhaweeyay .

 

Waxaana soo dhawayntiisa ka qeyb qaatay Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Kalluumaysgia Fu’aad C.salaan, Xog-hayah Laanta Xisbiga KULMIYE Ee Australi Ibraahim Xabo, Madax dhaqameed, Aqoonyahan, Dhalinyaro, Haween iyo Dadwayne kale .

 

Hoos Ka Daawo Muuqaalka Masuuliyiintii Soo Dhawaynta  Ka Qeybqaadanayay Iyo Hadalkii Gudoomiyaha KULMIYE Ee Australi Mudane Xasan-Halac .

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso