Daawo: Inankii Lunsanaa Iyo Ducadii Hooyadii

Inankii Lunsanaa Iyo Ducadii Hooyadii

Hooyooyinka ducadoodu waa muhiim. Barmaamijkan waxa aan kaga sheekaynayaa hooyo uu inankeedu lunsanaa oo Allah ku soo hanuuniyay ducadii hooyadii. Fadlan daawo siina gudbi hadaad awoodo.

Advertisement

Ku Xayeysiiso