Ujeedo Soo Dhoweeyn Iyo Hanbalyo

Dhamaan shacab weynaha ku dhaqan dalkkan holland ee asal ahaana kasoo jeedda jamhuuriyada somaliland

Guud ahaan iyo gaar ahaanba waxay soo dhoweynayaan buuxinta kaalinta ka banaananayd dalkan holland ee ahayd in dawlada somaliland safiir ama wakiil laga bilaa 09.08 2017 u fadhiyeyidoono dalka holland taas oo gud ahaan shacabka ku dhaqan dalkani ay aad ugu riyaaqeen una soo dhoweyn doonaan iyagoo si toos ah iyo si dadbanba ula shaqayn doona safiirka dalkooda hooyo u fadhiyi doona dalkan aynu kor ku soo xusnay intaa waxaan sii raacin doonaa inay tahay talaabo xagii wanaagsanayd loo qaaday oo aanu filaynu inay noqon doonto mid arimo fara badan looga faa,iidaysan karo taas oo ay ugu horayso citiraaf u raadinta dalkeena hooyo iwm.

Dhanka kale shacabka  asal ahaantooda iyo ku dhaqnaanshohooda aynu kor ku soo qeexnay waxay  hanbalyo bogaadin wada socda u dirayaan mudana loo magcaabay xilkan isaga ah kana mid ah kuwa ku dhaqan dalkan

Isaga ah ee aynu hore magciisa kor ugu soo sheegnay  iyadoo dhanka kale ay u rajeymayaan mudanaha loo magcaabay xilkan isaga ah inuu eebe ku guuleeyo una fududeeyo waajib gudashadiisa rasmiga ah.

Shacab ahaan waxaanu balan qaadaynaa oofinaynaana inaanu si toos ah iyo  sidadbanba ula shaqayn doono

Safiirkayaga xilkan isaga ah dawlayadu u magcawday Mudani  Eng Maxamud Cabdalla Digaale.

Oo aanu qirayno inuu yahay xubin muhiim ah buuxina kara kaalintaa iyada ah ee loo magcaabay anogoo aad ugu kalsoon aqoontiisa iyo kartidiisa wax qabad ee uu hore  dalkan uga soo qabtay iwm.

Waxaanuna leenahay markoowaad iyo marlabaadba hanbalyo hanbalyo illaahay xilka hakuu fududeeyo hana kugu asturo.          Dhamaan magacyada hanbayada iyo bogaadinta si wada jir ah oo wadanimo ku dheehan tahay  ugu hanbalyeey  Safiirka Somaliland U Fadhiyi Doona Dalkan Holland.

Safiir,Eng,Mudane , Maxamud   Cabdalle  Digaale.

Waana sidan hoos ku cad.

Gudoomiyaha SSNL Ee Dalkan Holland

1 Garaad  Cabdicasiis Maxamud Cali Shere

Gudoomiyaha jahliyada somaliland ee dalkan Holland

2  Axmed       Cabdi      Xudhuun

Gudoomiyaha  Xusbuga Kulmiye  ee dalkan holland

3  Khadar     Suleiman  ] Xasancade

Gudoomiyaha  xusbiga Wdani ee dalkan holland

4 Xiis           Maxamed

Gudoomiyaha Xusbiga  Ucid Ee Dalkan holland

5  Maxamed     Cabdi       Cisma

Gudoomiyaha ururka dhaqdhaqaaq iyo dhawrto

6  Cabdalle         Cali          Siningaal

Gudoomiyaha uruka sooh iyo seeto

7    Dayib           Xasan       Farax

8   mustafe     maxamed  jama

9   cali               Xasan        Maxamud

10 mustafe      Shucayb    cabdi

11Siciid             Axmed      Cabdullaahi

12 Maxamed   Jaamac      Maxamud

13 Cumar          Nuur          Faarax

14 Jamaal           Diiriye      Wacays

15 Cali               Axmed        Xaruuri

16 Fikri              Cismaan     Maxamed

17 Muuse         Dharaar       Miigane

18 Jamaal        Cabdullaahi  Daahir

19 Siciid           Maxamed      Burco

20 Maxmed     Mahdi          Maxamed

21 Cabdi           Gaax             Nuug

22 Aktoobar      Gaax            Nuug

23  Mahad          Cali         Waqandhe

24  Cali             Maxamed  Cabbdullaahi

25  Xasan         Cismaan      Samatar

26 Maxamed   Gunyare

27 Mursal             Cali             Nuur

28 Mustafe       Maxamed      Case

29 Cabdirashid  Xassan         Xusein

30Cabdirashid   Saciid         Warsame

31 Cabdi              Siciid           Jabane

32Naasir              Siciid           Jabane

33 Xusseen        Cabdullahi    Amareh

34 Ismaaciil        Maydhane    Magan

35 Gurey             Saleiman       Faahiye

36 Cabdiqani       Muuse          Bootaan

37 Cabdinasir      Jaamac         Caabi

38 Faysal              Caabi            Cabsiiye

39 Siciid                Caabi            Cabsiiye

40 Axmed             Nuur           Gudoomiye

41 Siciid                 Cali              Malaa ig

42 Xusein               Cali              Xuso

43 Yuusuf            Maxamed     Shaqale

44  Xusein            Axmed         Ismaaciil

45  Xusein            Faarax          Warsame

Dhamaan Shacabkan magacyadoodu halkan ku qoran yihiin iyo qaarkale oo farabadani

waxay si niyadsami ah usoo dhoweynayaan safiirkooda cusub ee dalkan holland anagoo ku

dhoweynayna caleemo qoyan iyo qalbi furan fadal safiir soo dhowow.

Fiiro Gaar Ah. Tani waxay hogatusaale iyo fariin cad u tahay kuwii hore isbeen abuurka iyo

Beenta aan sal iyo raatoona  Lahayn shacabka kula wareegayey.

Advertisement

Ku Xayeysiiso