Shalay Wixii Ka Dhacay Bariga Hargaysa, Looma Jeedin Muuse Biixi,…” By Suldaan Nagiib

Shalay wixii bariga hargayisa ka dhacay looma jeedin Muuse biixi ee waxa loo jeeday beesha bariga hargayisa waxaan arinkaa sameeyay waa Ree oodwayine oo markuu Muuse oodwayine joogay rooga cas udhigay markuu new hargayisa marayayna shiiday waxa aan leeyay deegaanka Reer hargayisa ka raali galinaynaa wixii shalay madaweyine Muuse biixi la kulmay waxa aan leeyay xagayagaa lagaaga Soo dhacay wixii aanu Soo dhawayinay ayaana ceebeeyay waxa aanu u sheegaynaa oodi ab ka dhaw talaabo deegaanka waafaqsan ayaanu ka qaadaynaa halkana cida bariga hargayisa leh ayaa ku Soo hadhi MAhmaah Marti dharagtay weeyaan

Advertisement

Ku Xayeysiiso