Gudaha Ka Eeg :Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo Hargaysa Lagu Soo Dhaweeyay + Sawiro

Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo hadda ka mid ah saraakiisha Xisbiga KULMIYE ayaa Maanta Lagu soo dhaweeyay Magaalada Hargaysa .

Waxaana soo dhawayntiisa ka qeyb qaatay masuuliyiin isugu jiraa, Xubno ka mid ah Xisbiga KULMIYE, Xildhibaanno, Haween iyo Dadwayne Kale .

Waxaanay Dhamaantood halkaasi ka yidhaahdeen ereyo soo dhawayn ah, iyagoo sheegay in ay ku faraxsanyihiin imaanshiyaha Jamaal Cali Xuseen .

Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo halkaasi ka hadlay ayaa u mahad-naqay dadwaynihii soo dhaweeyay, waxaanu sheegay in uu safarkiisu ku koobnaa nasasho .

Waxaanu sheegay in uu qaadan doono kaadhka codaynta, isla markaana uu codayn doono .

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso