HAMBALYO AROOS: Ahmed-daahir Maxamud Aw Faarax Iyo Fadxiya Xaaji Maxamed .

 

Aabo Maxamud Aw Faarax, Hooyo Faadumo Ibraahin Guled, Aamina Maxamud Aw Faarax, Cabdi Maxamud Aw Faarax, Xaaskiisa Saynab Cabdilaahi Xaaji, Cumar Xuseen Xasan , xaaskiisa Kalsuuma Maxamud Aw Faarax, Caasha ismaacil Muuse, xajigeeda, Mubaarik Maxamuud Siciid Boos ,xaaskiisa Amaal Maxamud Aw Faarax, Maxamed Ahmed Yusuf,  Xaaskiisa ifrax Maxamud Aw Faarax, Nimco Maxamud Aw Faarax, Sidiiq, Xaaskiisa deeqa Maxamud Aw Faarax, Farduus Maxamud Aw Faarax iyo Dhamaan reer Abiib Cismaan Diiriye. Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo U Dirayaan Ahmed-daahir Maxamud Aw Faarax Iyo Fadxiya Xaaji Maxamed Ahmed oo Arooskoodu ka dhacay Hotelka Crown Magaaladda Hargeysa 15/7/2017. Waxaan Alle uga baryayaa inuu ka dhigo qoyskii barwaaqo iyo ubad saalax ah kala hela. Aamiin….Aamiin

……………………………………………………………..

Maamulka, Masuuliyiinta, Tifaftirayaasha, Weriyeyaasha, Shaqaalaha Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab. Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo U Dirayaan Ahmed-daahir Maxamud Aw Faarax Iyo Fadxiya Xaaji Maxamed Ahmed oo Arooskoodu ka Qabsoomay Hotelka Crown Magaaladda Hargeysa, 15/7/2017. Waxaan Alle uga baryayaa inuu ka dhigo qoyskii barwaaqo iyo ubad saalax ah kala hela. Aamiin….Aamiin

 

 

Hambalyo Hambalyo Aroos Wacan Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax.

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso