Bulshada Ku Nool Caasimada Hargeisa Waxay Dib Uga Istaagen In Ay Qaatan Kaadhkii Doorashada Madaxtooyada Kadib Markii Ay Kala Kulmeen Niyad Jab Xoog Leh Doorashadii Golaha Deeganka Caasimada

Bulshada Ku Nool Caasimada Hargeisa Waxay Dib Uga Istaagen In Ay Qaatan Kaadhkii Doorashada Madaxtooyada Kadib Markii Ay Kala Kulmeen Niyad Jab Xoog Leh Doorashadii Golaha Deeganka Caasimada Oo Noqday Mid Aad U Liidata Marka Loo Eego Xubnaha Soo Baxay Iyo Moyaradii Soo Maray Caasimada Hargeisa Heerkooda Waxqabad Moyarka Caasimada Waa In Uu Is Casilaa Si Bulshadu U Qaadato Kaadhka Doorashada.

 

 Shacbigu ha eersadeen gacmahooda ay ku doorteen  golahan deeganka ah ee fadhiidka  ilaahay waxa uu yidhi  qoomna  ilaahay ma duleeyo iyagoo is duleeya mooyane sida sharciga uu ahaa waqtiyadii  hore doorashada goolaha  deeganka waxa laga soo dooran jiray  tuujarta dad can ah oo leh  maal iyo aqoon  oo usoo istaagi jiray doorashada goolaha deeganka caasimada dalka  manta qof kasta  waxa uu u macalin ah  indhhiisa iyo hargeisa cida ay dooratay       

 

Dawlada hoose hargeisa waa muraayada laga daawado  maamulka  caasimada hargeisa haday dawlada hoose  xumaato  taa macnaheedu waxa weeye  in ay shacbiga ku nool caasimada harg aanay mardambe  ku dhiiran inay ay si fudud u siiyan codka kalsoonida waqtiga doorashooyinka golayaasha deeganka ee inagu soo fool leh  labo sano ka dib  hadaba waxa waajib inagu ah in aynu xusno soona qaadano maamuladii moyaradii ugu wanaagsanaa ee soo maray caasimada hargeisa iyo  heerka waxqabadkii ay ka qabteen caasimada hargeisa waqtiyadii mudo xileedkoodi moyarnimo  inagoo soo horaysiin doona  eng maxd hashi

Waqtigaa uu la kulmay xilka moyarnimo ee caasimada eng inkastoo ay ahay waqti dalku ku jiro xaalad adag oo aanu si fiican aanu u shaqaynayn maamulka dawladnimo hadana eng maxd hashi waxa uu isla markiiba ka bilaabay in uu wax ka qabto  heerka aqooneed ee shaqaalaha ka shaqaynayey dawlada hoose isagoo  dib u eegay heerkooda aqooneed waxbarasho  dibna uga qaaday imtixaan waxbarasho si uu kor ugu qaado mushaharka ku filaan kara inanka shaqaalaha ah  si uu badbadiyo hantida umada kana fogaado  laalush iyo musuqmaasaq  eng maxd hashi waxa uu  u kordhiyey mushaharkii shaqaalahi ku guulaystay imtixaanka  dawlada hoose ilaa heer ku filan noolasha isaga iyo caarurtiisa  eng maxd hashi markuu helay shaqaale tayo leh waxa uu kordhiyey shaqadii dawlada hoose  gali hore iyo galin dambe eng maxd hashi waxa uu culayska saaray dhagaysiga iyo kasbashada shacbiga caasimada ku nool isagoo dhex socon jiray isagoo kaliya si uu u qaato taladan shacbiga ku nool caasimada iyo baahiyadka tabashadooda gaarka eng  hashi waxa uu aha moyarkii culayska saaray in uu dib u habeeyo qorshaha  dhiska caasimada iyo jidadka  caasimada  si walba ha ahaate waqtigaas oo aanay suurto gal ahayn  nidaamkii maamulkii dawladnimo ee jiray

 

Eng xusien maxamoud jiciir oo ah moyarkii ugu

nadaafadeed ee caasimada hargeisa ku sugnayd waqtiga  moyar xusien jiciir oo ah moyarkii ugu horeeyey eeku yimaada cod dorosho  gole deegan  inakoo kazoo bilaabayna  heerka waxqabad ee arimaha nadaafada caasimada harg iyo kawaanka   qashinka iyo maamulka nadaafada caasimada waxa maaraynteeda laha dawlada hoose oo  qashinka ka masuul ahayd  iyadoo aad dareemi karto waqtigaa goobaha qashinka caasimada  uu tuula iyo nadaafad xumadii iyo bilic xumadii   isla waqtiga moyar jiciir isagoo eegaya  sida ugu haboon ee qashinka caasimada wax loga qaban laha oo ah heer caalami  waxa uu ku wareejiyey qashinkii shirkada private sectors oo uu ku gunayn jiray dawlad hoose kaab dhaqaale  siday shirkadahaasi usii  kordhin lahayeen heerkooda waxqabad  sidoo kale waxa uu ka dhex saaray  kawaankii caasimada hargeisa oo uu gaadhay  qorshahii dhiska caasimada oo uu ku wareejiyey shirkada private sectors  markaynu barbar dhigno moyaradii soo maray eng  xusien maxamuod jiciir waxa uu ka hir galiyey daafaha  caasimada jidad isku xidha  degmooyinka caasimada si ay u fududato simxada wado marida  jidadkaas oo uu ka hir galiyey dagmo kasta jid gaadhaya dherer 8km isugayn 26 wado oo laami ah ayuu ka hir haliyay caasimada hargeisa

Halka moyar cabbirahmon sotelco oo hada soo dhamaystiraya  jidkii ugu dheera ee dawlada hoose wax ka qabatay  kaas ooh jidka airport  halka  july 2017 uu ku eg  yahay waqtigii mudo xiloodkoda golahan deeganka markaan lagu darin mudo kordhintan dambe

 

waxqabadka badnaa caasimada hargeisa  moyaradii soo maray marka loo eego heerka  maamul waxqabad

: Dr Buux

Fayo-dhawre madax bannaan                      la soco

buux2010@gmail.com  

0634130821

Advertisement

Ku Xayeysiiso