Hambalyo Dhalasho Cabdifataax iyo Muniira oo Wiil u dhashay

Hambalyo dhalasho

بارك الله لك في الموهوب لك، وشكرت الواهب، وبلغ أشدّه، ورزقت برّه
Waxaanu hambalyo dhalasho u diraynaa cabdifataax ismaaciil nuur iyo muniira siciid jaamac oo uu wiil ugu dhashay dhakhtarka gargaar ee magaalada hargeisa wiilkaas oo loo bixiyey kamaal cabdifataax ismaaciil
Waxa hambalyada diraya
Aaba ismaaciil aw nuur warsame
Hooyo nimco maxamed ibraahin
Aabo siciid jaamac
Hooyo kinsi cawil
Khaalid ismaaciil nuur
Cabdiraxmaan ismaaciil nuur
Ridwaan ismaaciil nuur
Cabaas siciid jaamac
Anas siciid jaamac
Khaalid siciid jaamac
Sakariye siciid jaamac
Mushtaaq siciid jaamac
Axmed ismaaciil nuur
Safa ismaaciil nuur
Mumtaaz siciid jaamac
Usaame ismaaciil nuu
Marwa ismaaciil nuur
Asma aadan xuseen
Xamse ismaaciil nuur
Xakiima ismaaciil nuur
Khaliil ismaaciil nuur
Mushtaaq ismaaciil nuur
Dhamaan qoyska reer ismaaciil aw nuur iyo dhamaan qoyska reer siciid jaamac waxay hambalyo hambalyo leeyihiin kamaal cabdifataax ismaaciil nuur
Waxan leenahay Noqo Kii Dalkiisa Diintiisa Iyo Weliba Dadkiisa Anfaca, Soona Barbaar Noqo wiil ayaan badan, karti iyo awood badan, kii addeeca waynaha, Waalidkiyo dadkiisaba, EEBE kaa dhig walad khayr

Maansha allaah allaa mahad leh

Advertisement

Ku Xayeysiiso