Qisadii Raahibkii khamriga cabay iyo danbiyadii uu ku dhacday – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay (20)

Qisadii Raahibkii khamriga cabay iyo danbiyadii uu ku dhacday – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay (20)

Khamriga Ilaahay xikmado badan ayaa loo xaarantimeeyay. Qofku haduu khamri qabo caqligaa doorsooma kadibna ficil kasta oo xun u sameeyo ayay u badan tahay. Qisdan oo ah sii 20-aad ee qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay waxa aan ku soo qaadan doonaa nin raahib (xerow) ahaa oo umadahii inaga horeeyay ka mid ahaa oo khamri cabayay iyo natiijadii ka dhalatay.

Advertisement

Ku Xayeysiiso