Hogaan Libaystay Hadal Wax Ka Tarimaayo W/Q : Xamse Ibnu Xidig

Akhristayaal waxaynu caawa tooshka uqaadanaynaa shaqsiyada ama taariikhda faca way nee aan qalinku koobi karayn eeHogaamiyaha xisbiga talada dalka haya ee mudane Muuse Biixi Cabdi hadaba waa kuma muuse biixi ? muuse waa hogaamiye taariikh facwayn ku leh mandaqadan Somaliland kaasoo kazoo qayb qaatay hogaamintii loo aayay ee dhaqdhaqaaqi dib uxoraynta ama lasoo laabashada qaranimada soomaliland sidoo kale muuse waxa uu naf iyo maalba usoo huray dalkan waxana uu ahaa dadka lexejecladu ay ka hayso umadan waxa uu muuse ku can yahay ama ilaahay u hibeeyay aftahanimo iyo hogaamin sidoo kale goaan qaadasho inta badan ku adag hogaamiyayaasha afrikaanka af muuse waxa uu mudo dheer u lasoo shaqaynayay madaxwayne siilaanyo walina ku faanaa inuu yahay ardaygii siilaanyo waxa uu wakhtigii adkaa lasoo qaatay dadkiisa isa goo aan sida siyaasiyiinta qaar calooshiisa u shaqa tegin waxaana layaaba in dadka qaar ay ka faafiyaan dacaayado raqiisa oo aan sal iyo raad toona lahayn

Muuuse waa soo halgamay ,, muuse waxa uu leeyahay macalin siwayn loo yaqqano ,,muuse waa hogaamiye mudo dheer kusoo jiray siyaasada ,,, muuse waaa kii shalay dadku cuqdadu u haysaa lahaayeen waligii ma noqon doono gudoomiyaha xisbiga maantana ah muuse waa madax waynaha beri siilaanyo dabadiii `

Qalin kii xamse ////// xidig ibnu xidig      tell 0634194002

Advertisement

Ku Xayeysiiso