Yay Tahay in Dalka Laga Badbaadiyo?

Yay Tahay in Dalka Laga Badbaadiyo?

Dalku waxa uu baahan yahay laf jabkii ay ku rideen Cabdiraxman Cirro, Xirsi,Duur,Cirro,iyo Wadaad Cabdirasaaq khaliif in laga badbaadiyo.iyagaa sharci dajintii iyo fulintii si wada jir ah u kufsaday,oogana faaidaystay awoodihii qaranka in ay hantida dalka boobaan,umada isku diraan,qabyaalada koriyaan,dalalka jaarka iyo Somaliland madax isku galiyay.

Sidaa daraadeed dalku waxa uu u baahan yahay Cirro iyo kooxdaasi cidii ka badbaadin lahayd cidaasina aniga sida ay ila tahay waa Muse Bixi Cabdi,inkastoo uu ahaa gudoomiyaha Xisbul xaakimka hadana xukuumada Somaliland sida aad la wada socotaan waxay u afduubnayd kooxdaa Xirsi horboodayo oo wax ay ka dhageestaan Gudoomiye Muse iska daaye isaga dagaal kula jiray,halka Cabdiraxman cirrona 13 sanno irbada suuxdinta iyo waxqabad la’aanta ku muday,golaha.wakiilada.
Waad.Mahadsantihiin,
WQ,MAXAMED DAHIR AXMED

Advertisement

Ku Xayeysiiso