Hanbalyo dhalasho Farxad leh; Cabdiraxmaan Xasan Daacad Iyo Hodan Xaashi Daahir

Aabo Xasan Daacad Muxumed,Hooyo Milgo Cabdilaahi Geelle, Maxmed Xasan Daacad,Cabdiqaadir Xasan Daacad,Khaalid Xasan Daacad,Qalinle Xasan Daacad,Axmed Cali Cabdilaahi,Ridwaan Rashiid Ibraahim,Deeq Rashiid Ibraahim ,Sahal Rashiid Ibraahim,Yaxle Rashiid Ibraahim,Nimco-Warda Rashiid Ibraahim,Maxamed Xasan Daa’uud,Cabdifataax Xasan Daa’uud.Guud ahaanba Dadkaas waxay Hanbalyo iyo Bogaadin u dirayaan Cabdiraxmaan Xasan Daacad Iyo Hodan Xaashi Daahir oo wiil ugu dhashay Cisbitaalka Gargaar ee Magaaladda Hargaysa,Wiikaas oo loo bixiyay Xamse Cabdiraxmaan Xasan Daacad,Waxaanay ILAAHAY uga baryayaan inuu ka dhigo midkii Waalidkii iyo Umadda kaleba anfaca!

 

 

 

Hanbalyo dhalasho Farxad leh;

 

Aabo Xasan Daacad Muxumed,Adeero Axmed Daacad Muxumed,Adeero Iid Daacad Muxumed,Eddo Aamina Daacad Muxumed,Eddo Kiin Daacad Muxumed,Ayeeyo Siraad Nuux,Ayeeyo Ruun Aw-Daa’uud,Ayeeyo Xaliimo Aw Daa’uud,Ayeeyo Khadra Aw Daa’uud iyo guud ahaanba Caruurtooda oo daafaha Addunka kala joogaa waxay Hanbalyo iyo Bogaadin gaadhsiinayaan ;

Cabdiraxmaan Xasan Daacad Iyo Hodan Xaashi Daahir oo wiil ugu dhashay Cisbitaalka Gargaar ee Magaaladda Hargaysa,Wiikaas oo loo bixiyay Xamse Cabdiraxmaan Xasan Daacad,Waxaanay ILAAHAY uga baryayaan inuu ka dhigo midkii Waalidkii iyo Umadda kaleba anfaca!

 

 

Hanbalyo dhalasho Farxad leh;

 

Abtiyo Maxamed Cabdilaahi Geelle,Abtiyo Aadan Cabdilaahi Geelle,Abtiyo Axmed Cabdilaahi Geelle,Abtiyo Cali Cabdilaahi Geelle,Abtiyo Jaamac Cabdilaahi Geelle,Abtiyo Jirde Cabdilaahi Geelle iyo Guud ahaanba Caruurtoodu waxay hanbalyo dhalasho farxad leh gaadhsiinayaan; Cabdiraxmaan Xasan Daacad Iyo Hodan Xaashi Daahir oo wiil ugu dhashay Cisbitaalka Gargaar ee Magaaladda Hargaysa,Wiikaas oo loo bixiyay Xamse Cabdiraxmaan Xasan Daacad,Waxaanay ILAAHAY uga baryayaan inuu ka dhigo midkii Waalidkii iyo Umadda kaleba anfaca!

 

Hanbalyo dhalasho Farxad leh;

Garyaqaan Xuseen  Maxamed Cabdilaahi (Xuseen Shabeel),Xasan Maxamed Cabdilaahi (Xasan Shabeel),Cumar Maxamed Cabdilaahi (Cumar Shabeel),Cabdi Halac,Cabdi Gurdeeyee oo kala jooga Somaliland iyo Jarmalka, waxay hanbalyo dhalasho farxad leh gaadhsiinayaan; Cabdiraxmaan Xasan Daacad Iyo Hodan Xaashi Daahir oo wiil ugu dhashay Cisbitaalka Gargaar ee Magaaladda Hargaysa,Wiikaas oo loo bixiyay Xamse Cabdiraxmaan Xasan Daacad,Waxaanay ILAAHAY uga baryayaan inuu ka dhigo midkii Waalidkii iyo Umadda kaleba anfaca!

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso