Dhaqan Celis mise Dhaqan barid – Talooyin ku socda Soomaalida Qurbaha

Dhaqanka caruurta in la baro inta ay yaryar yihiin ayaa ka haboon in marka ay koraan ee ay nolasha ka dhacaan la isku dayo in la toosiyo.

Barmaamijkani waa kii laabaad ee aan ku eegayno mawduucan dhaqqn celinta, waa talooyin aan u soo jeedinayno waalidiinta, macalimiinta, masaajidada iyo hogaanka Soomaaliyeed ee qurbaha degan.

Advertisement

Ku Xayeysiiso