Gudaha Ka Eeg :Xisbiga KULMIYE Oo Magacaabis Sameeyay .

 

XISBIGA MIDNIMADA IYO HORUMARKA JSL EE KULMIYE

 

 REFXK/ 00027/2017                                        Date15/05/2017                                                                       

War-saxaafadeed

 

Ku: Xubnaha Maamulka Degmooyinka Sabowanaag iyo Sallaxlay ee Gobolka Maroodi-jeex ee Xisbiga KULMIYE 

OG: Gudomiyaha xisbiga KULMIYE                           = Hargiesa =

OG: Xoghayaha guud ee xisbiga KULMIYE               = Hargiesa =

OG: Guddida Fulinta ee xisbiga KULMIYE                = Hargiesa =

 

Ujeeddo: Magacaabista Maamulka degmada Sabowanaag ee Xisbiga KULMIYE

Waxaan digreeto Guddoomiye ku magcaabay maamulka xisbiga KULMIYE ee degmada Sabowanaag ee Gobolka Maroodi-jeex kadib:-

Markaan arkay muhiimadda ay magcaabistoodu u leedahay habsami-u-socodka hawlaha iyo abaabulka xisbiga KULMIYE,

Markaan ku qancay kartidooda iyo aqoontooda maamul,

Waxaan maanta oo ay bishu tahay 16 May, 2017 u magacaabay xubnaha hoos ku qoran inay noqdaan hawl-wadeenada degmada Sabowanaag ee Gobolka Maroodi-jeex ee xisbiga KULMIYE:

 

  1. Ismaaciil Kayd Faarax inuu ahaado Guddoomiyaha xisbiga ee Degmada Sabowanaag
  2. Deeq Xasan Ciise inuu ahaado Guddoomiye-ku-xigeenka xisbiga ee Degmada Sabowanaag
  3.  Qadan Ismaaciil Diiriye inay noqoto Xoghayaha xisbiga ee Degmada Sabowanaag
  4.   Axmed Barre Cismaan inuu noqdo Madaxa Abaabulka iyo Wacyigelinta xisbiga ee Degmada Sabowanaag
  5. Maxamuud Xirsi Maxamed inuu ahaado Guddoomiyaha Garabka Dhallinyarada xisbiga ee degmada Sabowanaag
  6. Yurub Cismaan Jaamac inay ahaato Guddoomiyaha Garabka Haweenka xisbiga ee degmada Sabowanaag.

 

Magacaabista Maamulka degmada Sallaxlay ee Xisbiga KULMIYE  

 

Waxaan digreeto Guddoomiye ku magcaabay maamulka xisbiga KULMIYE ee degmada Sallaxlay ee Gobolka Maroodi-jeex kadib:-

Markaan arkay muhiimadda ay magcaabistoodu u leedahay habsami-u-socodka hawlaha iyo abaabulka xisbiga KULMIYE,

Markaan ku qancay kartidooda iyo aqoontooda maamul,

Waxaan maanta oo ay bishu tahay 16 May, 2017 u magacaabay xubnaha hoos ku qoran inay noqdaan hawl-wadeenada degmada Sallaxlay ee Gobolka Maroodi-jeex ee xisbiga KULMIYE:

 

  1. Maxamuud Muuse Barre inuu ahaado Guddoomiyaha xisbiga ee Degmada Sallaxlay
  2. Siciid Maxamed Xasan inuu ahaado Guddoomiye-ku-xigeenka xisbiga ee Degmada Sallaxlay
  3. Cabdi Suudi Haybe inuu noqdo Xoghayaha xisbiga ee Degmada Sallaxlay
  4. Cabdikariim Ibraahim Jaamac inuu noqdo Guddoomiyaha Garabka Dhallinyarada xisbiga ee degmada Sallaxlay
  5. Maxamuud Maxamed Yuusuf inuu noqdo Madaxa Abaabulka iyo Wacyigelinta xisbiga ee Degmada Sallaxlay
  6. Muuna Sugulle Maxamed inay ahaato Guddoomyaha Garabka Haweenka xisbiga ee Degmada Sallaxlay.

 

ALLAA MAHAD LEH.

 

Maxamed Iid Dhimbiil

_________________________________

Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex ee Xisbiga KULMIYE

Attachments area

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso