Daawo :Xildhibaan Rayte Oo Iska Casilay Xisbiga WADDANI .

Xildhibaan Ibraahim Jaamac Rayte oo ka mid ahaa Saraakiishii Muddada dheer ku soo jiray Xisbiga WADDANI, Isla markaana ka mid ah Golaha Wakiilada Somaliland  ayaa Maanta gabi ahaanba iska casilay Xisbigaasi .

Xildhibaanka oo shir jaraa’id ku qabtay Maanta Guuleed Hotel Ee Hargasya, Ayaa Cadeeyay in uu iska Cassilay Xisbiga WADDANI, waxaanu sheegay in uu gadaal ka sheegi Doono as baabaha is casilaaddisa .

 

 

Hoos Ka Daawo Muuqaalka .

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso