Daawo : “Waxa Inankayga Lagu Haystaa Maxaad u gashay Waddani Adiga oo Habar Awal ah, Muslim kuma Cabiidsamo Walow Madaxa Kaa Goyn“ Aabaha Dhalay Maxamed Sidiiq Dhamme oo Ciidamada Boolisku Xidheen

Sidiiq C/laahi oo ah Aabaha dhalay Maxamed Siddiiq Dhamme oo ah Gudoomiyaha Garabka Dhalinyaradda Wadani oo Maalmihii u Dambeeyey U Xidhnaa Booliska ayaa cabasho Xoogan ka Muujiyey Wiilkiisa Xidhan.

Aabbo Sidiiq ayaa sidoo kale ka Cawday Booliska sheegayna In Wiilkiisa lagula Kacay Cadaalad Daro loona diiday in uu arko wiilkiisa.

Advertisement

Ku Xayeysiiso