Adduunka dadka uugu da’da weyn

Adduunka dadka uugu da’da web
Dhammaan bahda warbaahinta iyo Akhristayaasha sharafte leh waan salaamayaa
 
Reer Galbeedku marka uu tirokoob sameynayo, xog badan kama haysto cidda aan ayaga ahayn, sidaa awgeed ayey iskugu koobaan; Dadka uugu farxadda badan, uugu naxariista bada    n, iyo xataa uugu da’da weyn.
Intaan og ahayn Xaaji Cabdi Waraabe ayaa ka weyn dad badan oo ay sheegeen, Ceerigaabi, Boorama iyo Baladwena qaar ka sii weyn ayaa laga soo sheegayey, Soomaalida cid meel wax u gelisa/dhalasho ma laha horta?
 
1-Mahashta Marasi179 jir, 1835, Gobolka Utar Baradesh/India
2-Mbah Gotho145… jir, 31kii December 1870, Indonisia
3-Cabdikarim Xuseen Yuusuf (X. Cabdi Waraabe) 120 Jir, Hargeysa
4-Emma Morano 117 jir, 29. November 1899, Maggiore/Norditalien
 
Islaanta uugu danbeysa oo dhawaan ku geeriyootey Talyaani, iyada oo 117 jir, weligeedna aan guursan, ayey ka dhigeen in ay adduunka uu da’ weyneed, waxase leenahay waa inta aad idinku dooneysaan.
Dalalka Hindiya, Baakistaan iyo Andooniisiya; waa dalal dadkoodu aad da’doodu u weynaato, sidoo kale Afrikaanka oo badankoodu ama Baadiye joogo ama aan dhalashadiisa saxda ah la haynin.
Diraadda halkan ku lifaaqan waxaad ka garan kartaa in uu tirokoobku ku koobnaa Yuurub.
 
 
Saad Subaan
076 331 76 73
044 363 52 10

Advertisement

Ku Xayeysiiso