Inaa lilaahi Wa inaa Ilayhi Rajicuun tacsi Marxuumad Maryan Maxamed Dayib oo ku Geeritooday Magaalada Hargeysa

INNAA LILAAHI WA INNAA LILAAHI RAAJICUUN. Tacsi Marxuumad Maryan Maxamed Dayib oo ku Geeritooday Magaalada Hargeysa.

INNAA LILAAHI WA INNAA LILAAHI RAAJICUUN.

Tacsi Marxuumad: – Maryan Maxamed Dayib INNAA LILAAHI WA INNAA LILAAHI RAAJICUUN. oo ku Geeriyootay Magaalada Hargeysa

Dhamaan Ehelada Iyo Qaraabada Marxuumadda.  Anagoo ka Tiraanyaysan Geeridaasi Waxaanu Tacsi u diraynaa Marka hore dhamaan Qoyska Marxuumadda  gaar ahaana :- inankeedda Maxamed Xasan Cabdi (Libaax) iyo Caruurtiisa :-  oo aanu ka Tacsideynayno Geeridaa Hooyaddii . Marxuumad : Maryan Maxamed Dayib oo  ku Geeriyootay Magaalada Hargeysa /Somaliland Shalay 16-04-17

Dhamaan ehelada  iyo qaraabada hoos ku xusan   , Iyagoo ka  Tiraanyaysan  Geeridaasi timi waxay tacsi u dirayaan Qoyskaasi  eheladda Marxuumadda Gaar ahaan Caruurteedda oo aanu ka tacsideynayno Hooyadood Marxuumadaasi oo ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa  shalay oo Axad ahayd, Bishuna 16/04/17 .

Waxaanu leenahay Illaahay samir & iimaan ha idinka siiyo  , Iyadana (Marxuumadda) . Waxaanu Eebe uga baryaynaa inuu janadii Fardawsa ka Waraabiyo. aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin.

Chief Caaqil Xasan Abokor DhuuxyareCheif Caaqil Cismaan Salebaan Diiriye..Xildhibaan Mubaarik Yusuf Elmi (Bidhi).Agaasime :- Idiris Axmed Cawed Iyo ReerkiisaGudoomiye Gudaha (RS) Sh. Salebaan Cali Liibaan Iyo Caruurtiisa.Gud. Debadda (RS)Abw. Mubaarik M. N. Qoor.u Baxay Iyo Qoysaskiisa.Gud.Ku.Xigeen (RS)Keyse Axmed Cawed (Keyse Badane) Iyo QoyskiisaEng. Cabdilaahi Biixi Ismaciil iyo Qoyskiisa.Prof. Axmed Cilmi Ismaciil Iyo Caruurtiisa.Garyaqaan. Cali Cabdiraxmaan Nuur iyo Caruurtiisa,Dr. Adan Siciid Liibaan Iyo Qoyskiisa.Abwaan Cabdirisaaq Jaamac Wersame (Aar).Dowlad Cabdilaahi Cilmi Iyo Caruurtiisa.Eng.Faarax Xaaji Haybe Cabdi Iyo Qoyskiisa.Eng. Muuse Nuur (Qoor-ubaxay) Iyo qoysaskiisa.Sheekh Keyse Biixi Ismaciil iyo Qoyskiisa. .Sh. Adan Maxamed Jaamac (Adan Xoosh) Iyo Caruurtiisa.Sh. Khadar Yusuf Elmi Iyo Reerkiisa.Maxamed Xaaji Diiriye Iyo Caruurtiisa.Maxamed Muuse Faradheere (Madaalle) Iyo Qoyskiisa.Maxamed Yuusuf Cawed iyo Qoyskiisa.-Maxamed Nuur Cibraan  Iyo Dhamaan Qoyska Reer Nuur Cibraan.-Daahir Xasan Jaamac Iyo dhamaan Qoyska Reer daahir Xasan.Gud. Caydiid Maxamuud Ciise Iyo Caruurtiisa .Cabdi  Jaamac Carte  iyo Caruurtiisa .. Mustafe Cabdilaahi Cilmi  iyo qoyskiisa.. Abdi-kariin Axmed Soyaan iyo Xaaskiisa .-Abdi-aziis Salebaan Cali Liibaan iyo Xaaskiisa.. dhamaan Qoyska Reer Cabdi Xasan max,ed-Adan Nuux Xaaji Maxamud  iyo dhamaan reer nuux X.Maxamud. Maxamed Abdilahi Cilmi (Dowlad) Iyo Qoysaskiisa.Cismaan Cabdi Xaaji Maxamud Iyo Caruurtiisa.Cabdi Axmed Xaaji Diiriye Iyo qoyskiisa.. ..Maxamed Muuse Salebaan Iyo qoyskiisa.. Adan Rashiid Cilmi Iyo Qoysaskiisa.. Khadar Rashiid Cilmi Iyo Qoysaskiisa.. Qaalib Xuseen X,cabdi Iyo Qoyskiisa.Axmed Xuseen Cilmi (Dhafuuje) Iyo Qoyskiisa.. Adan Yusuf Elmi Iyo Caruurtiisa .. Eng, Adan Salebaan Diiriye Iyo Qoyskiisa.. Xuseen Maxamed X.Adan Iyo Qoyskiisa.. Cali (Bashir) Maxamud Ciise (Miskiinka) Iyo Qoysaskiisa,. Sacad Jaamac Bare (Sacad J.Nuur) iyo Caruurtiisa,. Xuseen Salebaan Diiriye Iyo Qoyskiisa..Rashiid Cabdilaahi Macalin Iyo Caruurtiisa..Cabdi Daahir Xasan Iyo Qoyskiisa.. Farduus Jaamac Carte iyo Saygeedda.Hinda Cabdi Xasan.Khadra Xaaji Haybe  X.Cabdi Iyo Caruurteeda.Ifraax Jaamac Axmed Iyo Qoyskeedda.Xaali Maxamed Jaamac (Xaali Xoosh) Iyo Caruurteedda.Kaltuun Xuseen X.Cabdi iyo Caruurteedda.Farduus Axmed X.Diiriye iyo Caruurteedda.Yurub Nuux X. Maxamuud Iyo Saygeedda.

Marxuumaddaa waxaanu ILLAAHAY uga baryaynaa dambi dhaaf iyo inuu ku manaysto janadiisa fardowsa, dhammaanteena uu samir iyo iimaan inaga siiyo.Aamiin. amiiiiiiiiiiiiiiiiin, amiiiiiiiiiiiiiiiiiiin.

Adan Yusuf Elmi , B,ham UK.

Advertisement

Ku Xayeysiiso