Ogaysiis: Dhamaan Dadka Degan Reer Scandinavian in Mutamarkii 15aad uu Ka dhicidoona Magaalada Oslo 13-14-15-16 Bishan Afraad 2017 Oo Ku beegan (Khamiista, Jimce , Sabti, Axad) Soo socoda

Ogaysiis: Dhamaan Dadka Degan Reer Scandinavian  in  Mutamarkii 15aad  uu Ka dhicidoona Magaalada Oslo  13-14-15-16 Bishan Afraad  2017 Oo Ku  beegan (Khamiista, Jimce , Sabti, Axad) Soo socoda

Dhamaan Dadka Degan Norway Waxaa la ogaysiinayaa in ay ka soo qayb galaan Mu´tamarkii Sanadkan Kaas oo ka dhicin Doona Haslevangen 33, 0579 Oslo Norway.

Waxaa ka soo qayb Gali doona Mu´a tamarka Culumida Hoos ku qoran:

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso