Roobka Gu`ga oo Ka Curtay kana Hooray Magaalo Madaxda Dawlad Deegaanka Soomalida Itoobiya ee Jigjiga iyo Guud ahaan Dawlad Deegaanka

Raxmaadka Eebbe ee Roobka ayaa Saaka Ka Curatay Magaalo Madaxda Dawlad Deegaanka Soomalida Itoobiya ee JigJiga iyada oo Roob Fiicani saaka Ka Bilaabmay Iyada oo uu Maansheeyey Magaalo madaxda.

Dhinaca Kale Deeganka Aw Barre ayaa sidoo kale da`een Roobab Fiican oo dad iyo Duunyaba ay ku qaboobeen.

Roobabka Gu`ga ayaa Meelo Badan oo ka Tirsan Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ka curtay kana Da`ay.

Alle waxaynu ka baryaynaa in uu Nimcadiisa inoo Shubo Mid Dhulka Maanshaysa oo Barako leh Guud ahaan Dhulkana Camimta Abaartana Allaw Naga soo Jabi, Aamiin Aamin Amiin.

JigJiga Roobka Maansheeyey

Deegaanka Aw Barre

Deegaanka Aw Barre

Deegaanka Aw Barre

Dhaamka Qabalaha Hoodaale Ee Degmada Dh. Buur Gobolka Jarar Oo Ay Biyo Fiican Galeen

Dhaamka Qabalaha Hoodaale Ee Degmada Dh. Buur Gobolka Jarar Oo Ay Biyo Fiican Galeen

Advertisement

Ku Xayeysiiso