Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya iyo Waftigiisii oo Gaadhay Wardheer Xadhigana Ka Jaray Ceel Biyood Deegmada Lahel Yucub

Waftigii Uu Hogaaminayay Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Madaxwayne Cabdi Maxamud Cumer Oo Hada Gaadhay Magaalada Wardheer Ee Magaala Madaxda Xarunta Gobalka Doollo.

Dhinaca Kale Madaxweynaha ayaa goor sii horeysay iyo Waftigii Uu hogaaminayay oo xadhiga ka jaray Ceelbeyood Laga qoday Degmada Lahel Yucub

Advertisement

Ku Xayeysiiso