Daawo: Roob Xoogan oo ka da´ay Dooxooyinka Xaabaale iyo Uubaale, Maygaagaha, Sharmaarke, Balli Ciise, Higlada iyo Demooyin badan oo hoos yimada Sallaxlay

Togaherer:
Waxaa la soo sheegayaa in Roobab ka da´ay Dooxoonka Xaabaale iyo Uubeela oo Dhinaca Hawd ka xiga Magaalada Hargaysa. Dad Goobjoogayaal ahaa ayaa Warbaahinta Togaherer u xaqiijiyey in Daadkii uu Qul Qulaayo Buuxiyeyna Dhijaamihii iyo xorfadihii.

Sidoo kale waxaa raxmaadka laga soo sheegayaa Dooxooyinkii Waaweynaa ee Maygaagaha,Sharmaarka, XadhigXadhig, Bali ciise, Higlada,isla Magaalada Sallaxlay iyo hareeraheeda oo dhamaan la sheegay in uu maasheeyey dulkaas isku raranta ah .

Roobkan ayaa la sheegay in aanuu wax khasaare ah aanuu gaysan dad iyo Duunyo toona.

Wixii warar ah ee ka soo kordha dhinaca Roobabka isha ku haya Warqabadka togah

Advertisement

Ku Xayeysiiso