Daawo: Ururka Gaaroodi Oo Deeq Biyo Ah Gaadhsiyey Dadka Dagan Degaanka Higlada

Ururka Gaaroodi Maanta Shan (5) Boyadood Oo Biyo Ah U Diray Degaanka Higlada Oo Biyo La”aan Baahsani Ka Jirto , Gudoomiyahay Ururuka Gaaroodi Dr Cali Xasan Xirsi Oo Ka Hadlay Halkaasi Ayaa Baaq U Diray Xukumada Somaliland Iyo Gudidada Abaraha Ee Heer QaranĀ  Waxana Intaasi Ku Daray In Deeqadani Ay Timid ka Dib Markii Baaq Uga Yimid Dadka Deegaanka


Gordhow Daawo Muqaalka Warkasi

Advertisement

Ku Xayeysiiso