articles | wararka | qormooyin khaas ah
Most Popular:

ISU ROONAA MA RI’ WAYDOO REERA KA HADHAA!
posted by:

Beri baa waxan maqali jiray sheekoo caruuraad ah, islaan ay caruurtii ka kortay, ka wada dhoofeen oo biil iska qaadata, dabeed docda malab iyo muqmad dhigatay juq-daas ku haysa, xaalkeedu yahay badhi-badhi ku sug oo fayta-muus isla dhacaysa, sidaas waxa ka dhiagn golaha guurtida oo jiitin dheer dhigay dorashoo-yinkii umada laga filaayey in ay u suuro geli-yaan, maaha waxa ay ku dhawaa-qeen wax suuro-gal ah golaha deegaanka oowaxay ahayd in ay sanad u qabtaan, ta xildhi-baanada-na in ay albaabada u xidhaan oo dad xusub loo doorto bay ahayd oo la kala diro waayo wax ay umada u qabtaan iyo shaqo ay hayaan baan mid-na jirin, runtii waa kuwo sifoobay mgaca ay sitaan oo dhibay xilkii ay u dheebatay umadu wax-allaale waxay yihiina aanay jirin haba-yaraatee, dhibaato iyo iska hor-krrnid xusbiyada, fooda oo ay isu geli-yaan umada wel-wel iyo walaac ay ku abuuraan, waa ogay-deen kuwa ugu sareeyaa waa kuwii dalka geerida iyo dhaawac geliyey, markii ay maamuli kari waayeen xafiis-kooddii ee baastoolad la isu-la soo galay, miisaanta la isla dhacay, feedhku hadal daayey, waxay si cad u muuji-naaya xaal-kooda, tixddii qaasim ilaah janada haka waraabiyo’e ee ahayd:-

Nimankii al-madar een lahaa, odaya-day dhaami,
Istic-maarka niman-kaan lahaa, oroba way dhaafin,
Imikay aloow lee-yihiin, gaal isu ekayn
Imikay af-kor u taaga-yaan edeb la’aa-neede,

Waxa golaha guurtida saca-bada loo tumi lahaa iyaka oo yidhaaha wax jira maaha oo kal dareeiya, kharash mooyee wax ay soo kordhi-yaan ama soo qabteen horta yaa haya ha la is waydiiyo’e,, laakiin hoos bay ugu dhaceen wakhti u kordhinta lay u samaysay guurtidu, umaduna raali kama haah wax aanu wax u tarayn khasaare mooyi in ay sii joogaan, in la buufiyo bay ahayd,

Golaha deegaan-kana, iyaka laf-toodu wax ma dhaamaan oo waa cadka -cad-kooddii oo wa awax matara-yaal aanay jirin wax ay ku wacan yihiin, wax-ba ay noqdeen boqor-tooyo la biiliyo oo umada dhiig miirad ku samaysa, in wakhti intaas ka yar lagu bedelo baa ku wacan,

Ta kale ee wareerka keentay waxa weeye, guurtida oo isu saxeeday wax aan suuro-gal ahayn, ba waa yahaye marka ay 3 sano iyo 8 bilood isu kor-dhi-yeen e ay doorashaddii kale ee madax-tooyada waxa ka hadhaaya hal sano iyo 4 bilood ee suuro-gal ma tahay in markaas doorsho loo qabtaa waa wax maskaxda ka weyn bani’aadamka, waxay isugu talo galeen, markay ay yidhaa-haan dhici kari-mayso ee ta madaxnimada uun ha la qabto, waxay wadaan waa shamble usages and that is an acceptable, ma daba-day lama juuqaa oo anakaa shaambada isu haysa-na siddii ciqaamaddii sucuudiga ee daba la’da la odhan jiray baa ?, horta yaa kaan-taroola golaha guurtida?,miyaanu jirin sharci qabtaa?, haday khalad sameeyaan yaa ku soo oogi kara? mise waa oodaa rogan? ilayn sidani si maaha anaka ba waxa aanu doona saymayn karna’e.

* N.B Isu roon ma gabaw-do.
Abdi-shotaly,
Oodweynenews.com.