articles | wararka | qormooyin khaas ah
Most Popular:

Ninka ugu gaaban ragga adduunka ku nool……………
posted by:

Bogota,(THN): Dalka Colombiya ayuu u dhashay Edward Nino Hernandez oo da’diisu tahay 24-jir oo ku nool caasimadda dalka ee Bogota ayaa lagu tilmaamay inuu yahay ninka ragga adduunka ku nool ugu gaaban. Waxaa sawirkan laga qaaday August 05, 2010 isagoo taagan iridda uu ka galo xammaamka iyo musqusha gurigiisa, khubarada Sayniska qeybta raad-raac adduunka 2011 ee Jiinis cusub ayaa caddeeyey inuu yahay ninka ugu gaaban adduunka.