articles | wararka | qormooyin khaas ah
Most Popular:

Casharkii Siirada Rasuulka{Scw}Ee KasocdeyBisha Ramadaan Majidka Xawaad leh Oo La Soo Gabagabeeyey + Abaal marino lasiiyey Dadkii Kaalamaha Hore Kagaley Imtaxaankii gabogabada…..
posted by:

Casharkii Siirada Rasuulka {Scw}Ee Kasocdy Masjidka bisha Ramadaan Masaajidka Xaawaadleh Ee Magaalada Hargeysa Ayaa Galabta Si Rasmi Ah Loo Soo Gabagabeeyey.
Casharkan Oo Sannad walba Bisha Ramadaan Lagabilaabo Masaajidka Xawaadleh Waxaana Casharkan Marinayey Sh,Aadan Xaaji Maxamud Xiirey{ Sh.Aadan Siiro}.


Hadaba Gabagabadii Casharkan oo bisha ramadaan Kasocdey masjid xawaadleh ayaa galabta lasoo gabagabeeyey.
Waxaanu Abaal Marino Lagudoonsiiyey 20 kii qof ee u sareeyey Imtaxaankii gabagabada Casharka.
Waxaana gabagabaii casharkan kahadley Sh. Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey{Sh. Aadan Siiro}.
Waxaanu sheekhu ugu horeyn tilmamey In Ujeedada Tartankani uu yahey in Bisha Barakeysan Ee Ramadaan Dadkuna Aney Ku Mashquulin waxayaalo kale oo ay kuwaayaan soonkooda ,si ay taasi ay ugu hortagaan waxaanu isku daney inaan casharkan aanu kabilaano bisha ramadaan masjid xawaadleh ee maagaaalda hargeysa.
Waxaa uu sheekhu xusey in Marka uu Casharku dhamaado in ay qqadaan imtaxaan ay ku kalla sarayaan dadkii casharka dhigaanaayey.


waxaanu sheegey Sh.Aadan Siiro In Ay Tahey In ay ku dheeri galinayaan uun dadka casharkan kafaaideysanaaya bisha ramadaan. waxaanu intaasi kudarey in casharkani Bilwalba Kasocon Doono Masjid Xawaad leh Ee Magaalada Hargeysa.
Gabagabadii Waxaauu Sh.Aadan Xaaji maxamuud Xiirey Sh. Aadan Siiro Halakasi kaga Dhawaaqey Magacyada 20 qof ee ugu sareeyey imtaxaankii gabogabada casharka iyo Abaal marina ay Heleen waxay kalla yihiin Sida Hoos Ku Qoran:

Magaca: Natiijada Imtaxaanka Cadadka Abaal Marinta

1:Badri Maxamed Daahir Ibraahim 76% 1000,000 Slsh
2:Axmed Cabdi Camaje Xasan 74% 700,000 Slsh
3:C/laahi Axmed Sheekh Cismaan 73% 600, 000 Slsh
4.Mukhtaar c/laahi xaaji jaamac 72% 500.000 Slsh
5.Najiib Axmed Jaamac Cumar 71% 450.000 Slsh
6.Farxaan Axmed Caynaanshe 70% 400.000 Sl Sh
7.Kamaal C/raxmaan Maxamed Xirsi 69% 300.000 Sl Sh
8.C/naasir C/raxmaan Xaashi 68% 270.000 Sl sh
9.Jaamac Cabdi Cali 67% 250.000 Sl Sh
10.C/waxid Cumar Sheekh Mubaarig 66% 230. 000 Sl Sh
11.C/raxamaan Aadan Maxamuud Al-bannawi 65% 200.000 Sl Sh
12.Mukhtaar Maxamed C/laahi 64% 190.000 Sl Sh
13.C/raxmaan Xasan Nuux Cige 63% 180.000 Sl Sh
14.Shaafici Qaasin Nuur Maxamed 62% 170.000 Sl h
15.Maxamed Xuseen Maxamed Yuusuf 61% 160.000 Sl Sh
16.C/casiis Abdeeq Qaalib 60% 150.000 Sl Sh
17.C/raxmaan Muuse Aw Xasan 59% 120.000 Sl Sh
18.Maxamed Maxamed Yuusuf 58% 110.000 Slsh
19.C/xakiin Daauud Ciise Cawaale 57% 100.000 Slsh
20.C/fataax Muuse Aadan Ubaxle 58% 90.000 SlSh

Axmed Maxamed Shaqalle
Hargeysa Somaliland