Afhayenka gudida doorashooyinka Somaliland Mudane Maxamed Axmed Xirsi ayaa sheegay in marka ay kala shaandheeyaan serverka ee ay ka saaraan cidii ku noq noqotay ee ay qaladka ka saaraan inta soo hadha ee saafiga ah ay siin doonaan cards ka cusub ee diiwaan galinta , waxa kale oo uu sheegay in ay liiskaa ay soo sarayaan iyo cards ka cusub ay gayn doonaan goobihii hore ee diiwaan galinta taas oo uu sheegay in ay dadwaynaha u soo bandhigi doonaan , waxaanuu sheegay in ay dadwayna laga diiwaan galin doono goobihii hore ee ay iska diiwaan galiyeen halkaasna iman doonaan sidii ay markii horeba u yimaadeen taas oo uu sheegay in shaqsiyaadkii qaatay laba laba card in ay iska soo celiyaan si looga xareeyo qaataana cardskan cusub .
Hadaba iyada oo maqal ah halkan hoose ka dhagayso
HALKA WAXAAD KA DHAGAYSANAYSAA WARSAXAAFADEEDKII UU QABTAY AFHAYEENKA GUDIDA DOORASHOOYINKA SOMALILAND MUDANE MAXAMED AXMED GEELE (FADLAN RIIX HALKA SI AAD U DHAGAYSATO)