articles | wararka | qormooyin khaas ah
Most Popular:

XISBIGA UCID OO U MAGACAABAY XILAL CUSUB LAANTA XISBIGU KU LEEYAAHY MAGALADA BRISTO EE DALKA UK
posted by:

JAMHUURIYADA SOMALILAND

REPUBLIC OF SOMALILAND

Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka

UCID

Justice And Welfare Party

___________________________

Date, March 07, 2010

Ku: Gudoomiyaha Dalka UK ee Xisbiga UCID

Og: Gudidda Fulinta Xisbiga UCID

Ujeeddo: Xil-Magacaabid

Waxaa lala socodsiinayaa GudoomiyahaDalka Uk ee Xisbiga in Maanta uu taariikhdu tahay 8//03/2010la magacaabay Xilalka hoos ku xusan ee laanta Bristol  Md Aadan Maxmed Ibraahin in uu noqdo Xoghayaha Gobolka Hargeysa ee xisbiga.

No Magaca Xilka
1
2 Xxasan Maxamed Xoore (Xoog) Gudoomiyah ku Xigeenka Laanta Bristol
3 Maxamed Yuusuf Abokor (Xiis). Xoghaya Laanta Bristol
4 Qaali Jihaad Cadhoole Xoghayha Maaliyad Laanta Bristol
5 Nimco Cabdi Faarax Ku Xigeenka  Xoghayaha Maaliyad Laanta Bristol
6 Maygaag Oomaar Afhayeenka Laanta Bristol
7 Xasan Maxamed Cookaar Gudoomiyah Garabka Dhalinyarada Laanta Bristol
8 Sucaad Maxamuud Cade Gude Gudoomiyah Garabka Haweenka Laanta Bristol
9 Muj Sabaax Ciyow Gudoomiye ku xigeenka Garabka Haweenka Laanta Bristol
10 koos C/laahi Beegsi Xoghayaha Xidhiidhka & Abaabulka Laanta Bristol

Waxaan ilaahay ka rajeynaynaa inuu lagarab galo hawshooda xilalkoodana u fududeeyo

Alla Mahad Leh

Muj Maxamed Haybe Maxamed

Gudoomiyaha Laanta Bristol