articles | wararka | qormooyin khaas ah
Most Popular:

OGAYSIIS —–OGAYSIII—–OGAYSIIS
posted by:

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

Tariikh: 08-03-10

KU: Dhammaan Saxaafadda Madaxa Bannaan

KU: Isgaarsiinta Internetka ama websiteyada

UJ: – QABANQAABADA SHIRWEYNAHA SNM.

Annaga oo ah Guddiga Qabanqaabada shirweynaha SNM, Waxaanu Halkan Ku soo Bandhigaynaa Qodobadan Hoos Ku qoran:-

  1. Haddaanu Nahay Ururka SNM waxaanu Ogaysiinaynaa dhammaan SNM in uu jiro Shir ay isugu imanayaan Debed iyo Gudo ba, Kaas oo ah Baaq Nabadeed iyo Aayo ka tashi.
  2. Shirkaas oo ka dhici doona Magaalada Burco ee Gobolka Togdheer.
  3. Shirkaas oo qabsoomi doona wakhtiga warbaahinta qaybheeda kala duwan lagu faafiyo, soconna Doona muuddo 45 maalmood ah, kana Bilaabmaysa 8 da Bisha March 08-03-10.
  4. Shirweynahaas oo ay ka soo qaybgeli doonaan, Ergo dhan 82 xubnood.
  5. Waxa kaloo jira xubno marti sharaf iyo dhegaystayaal ba isugu jira oo ka soo qayb geli doona shirka, waxaana lagala soo xidhiidhayaa Guddiga qabanqaabada.
  6. Waxaanu kale oo halkan si kooban ugu sheegaynaa arrimaha sababay qabsoonka shirweynahan,oo ah kuwan:
  1. Nabad Gelyada Guud ee somaliland, in ay ka noqdaan kaalinta 1aad.
  2. Dayac iyo tayo la’aan ka muuqatay abaar ka soo Doogii SNM iyo agoomahoodii.

MAGACYADA XUBNAHA GUDDIGA QABANQAABADA.

  • FAARAX SICIID SUGULLE……………………………GUDDOOMIYE
  • JAAMAC SHAWR CILMI ………………………………GUDOOMIYE KU XIGEEN AHNA AFHAYEENKA GUDDIGA QABANQABADA.
  • YUSUF SULUB DIIRIYE …………………………..XOGHAYE
  • CABDI JIRDE CAWED ………………………………XUBIN
  • XAYS WARSAME KAAHIN ……………………….XUBIN
  • CABDI CALI AXMED …………………………………XUBIN
  • AXMED CAGAWEYNE ……………………………….XUBIN
  • Kala so xidhiidh Guddiga qabanqabada shirweynahan:
    2522,4314109 / 2522,4332295 / 2522,4333477.
    Burco /Togdheer /Somaliland