articles | wararka | qormooyin khaas ah
Most Popular:

XUKUUMADA SOMALILAND IYO AAMUSNAANTA MAXKAMADA GEN CALI SAMATAR..W/Q:AXMED GASIIRA
posted by:

xukuumad, S/LAND,iyo aamusnaanta,maxkamada,
GEN, Ali samtar

waxaynu lasoconaa in dad shacab ah oo muwaadiniin ah ay wakhti dheer daba wadeen kiis ka dhan ah gacan kudhiigle
ALI SAMATER kasooy kusoo ogeen gabood faladii iyo tacadiyadii uu ka galay shacbaka S/LAND sandii 1988kii oo uu xasuuq
baahsan iyo gumaad shacab ka geeystey,gobalda S/LAND  iyadoo  mudaads kiisakni  socdey aan dadka dacwed soo oogayaasha
ahi aaney wax tageero ah ka helin xukuumada kamsuulaka ah,shacbaka tacadiyadni loo geeystey hadaba waa maxay sababtu?

jaawabtu su`aashan waxaynu sifudud u odhankaranaa,waa marka horee xukuumadan hada haysa talada dalkan ayaa waxay ubadan yihiin, dadkii iyaga laftoodu ahaa fuliyayashii, gabood faladan hada ,sharciga lalatiigsanaayo,tasoo aaney jecleeyn
wad wadkeeda amaba se ka hadalkeeda waxanaa dhagaha maamulka madaxweyne riyaale iyo inata la arimisaaba aaney jecleyn
kelmedaha waxbaa la xasuuqey iyagoo aan faham sananeyn in shacbaka S/LAND ay gudohooda iska samaxeen sandii 1991 shirkii burco,saamaxaadaasoo ku koobneyed gudaha shacbaka  ama beelaha SLAND, tasoo ay danta iyo wada jirka SLAND ku jirtey,in shacbaka gudahoodu isasaamaxaan, wax walabana waxaa laga horu marinayaan danata dadkan iyo dalkan

ALI SAMATER
waxuu ahaa iyo halkuu kaga jirey qof kastoo rer SLAND looma sheegayo waayo walaga wada dheregsan yahay kalintii aan gabashada lahayan ee uu ka geystey gabood faladii arxan darada  ahaa,in manata maxkamd lataagana waa arin wakhtigedii
kadib dhacdey oo hore loogu  bahanaa,in sharciga lahorkeeno cid kastoo ku  gafta xuquuqda bini aademka meelkastooy joogaan
iyo xilkastooy hayaan ,taasina waa  sharci  caalamiya ,waayo hadii aan sas loo xakameynin waxaa howl yaraan tacadiyada masuul sameeyo ee uu ku sameeyo shacab ama rayid iyo cidaan waxba geysan,

TAAGEERO
waxaan aad iyo aad utaageeryaa cidkastoo ka shaqeysey ama soo diyarisey in lamaxkamadeeyo gacan ku dhiig layaashii
umadan xasuuqey, waxaanan leeyahay waxaad  wadaan arin xaq ahoo sida cadceeda u ifeysee,xaquna taageeradiisa isagaa watee howshaas wada oo haka hadhin , SAMATER iyo intii uu ku adeegan jireyba

A GUREY GASIIRE