articles | wararka | qormooyin khaas ah
Most Popular:

XISBIGA UCID OO U MAGACAABAY HUSEIN ABDI DAHIR GUDDOOMIYAHA DHALINYARA EE QAARADA YURUB
posted by: Togaherer Team

XISBIGA UCID OO U MAGACAABAY HUSEIN ABDI DAHIR GUDDOOMIYAHA DHALINYARA EE QAARA

JAMHUURIYADA SOMALILAND

REPUBLIC OF SOMALILAND

Your browser may not support display of this image.

Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka

UCID

Justice and Welfare Party

حزب العداله والرأفه

’THE RIGHTS WE ENJOY REFLECTS THE DUTIES WE OWE’’

5 Mar, 2010, Somaliland

Ku: HUSEIN ABDI DAHIR

Og: :Xoghayha Guud ee Xisbiga UCID Hargeysa

Og: Guddida Fulinta ee Xisbiga UCID Hargeysa

Ujeedoddo Magacaabid Xil

Waxa lala socodsiinayaa dhamaan Guddida Fulinta iyo G/Dhexe ee xisbiga UCID in maanta oo ay taariikhdu tahay 5/03/2010 .

Md HUSEIN ABDI DAHIR in Loo Magacabey Guddoomiyaha Dhalinyarad ee Qaaradda Yurub.

Sidaa darteed waxaa la farayaa cida ay khuseyso warqadani in ay u fududeeyaan Md HUSEIN ABDI DAHIR Hawlihiisa shaqo.

Alla Mahad Leh

Gudoomiyaha  Xisbiga Cadaallada iyo Daryeelka ee Qaaradda Yurub

Md, Saeed Omer Ahmed

Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID
Justice and Welfare Party UCID


halkan xayaysiis aad leedahay ayaad gashan kartaa

halkan xayaysiis aad leedahay ayaad gashan kartaa

fx casino game counter Roulett Free bingo