Baaq Beesha Reer Yoonis HJ
A Salaamu alaykum Warahmatulaahi Wabarakaatuhu
Marka hore waxaanu salaan qiima lah hawada u marinaynaa dhamaan umada muslimiinyta ah iyo umada somaliland Meelkasta oo ay Joogto in Taa kabacdi hadaanu nahay Beesha
Reer Yoonis ee HJ
waxaanu Cadaynaynaa shiraanu dhowaan yeelanay in ay Beeshu Taageersantahay Xisbiga Muxaafid ka ah ee UDUB inta yar ee aan ahayn UDUB na ay Tahay Xisbiga Sinaanta, Daryeelka iyo Cadaalada ee UCID, Waxaanu Halkan ka cadaynayaa in aanay Beeshu shaqo ku lahayn Xisbiga Mucaaradka ah ee Kulmiye
1. Maxamuud Xaaji jamac qodax
2. Yassin Xasan cabdillahi
3. Eng Maxamuud xasan Cabdillahi
4. Maxamuud Maxamed Cartan
5. Cabdi dahir Qodax
6. Ismail xaaji Jamac Qodax
7. Maxamed Daahir Qodax
8. Ismail Dahir Qodax
9. Siciid Dhooble Guuleed
10. Saleebaan Siciid Xassan
11. Cismaan Axmed Cali dheere
12. Sahal Axmed cali dheere
13. Faisal Cabdillahi Dahir
14. Jamac Cabdillahi Dahir
15 Salaad gadh-yare
16. Sabriye Saleebaan Diiriye Jibriil
17. Rashiid Sheekh Cali
18. Ismaciil Axmed cabaas
19. Nuux Ismaciil Abyan
20. Maxamed Abokor
22. Sheekh cabdixanaan I Warsame
23. Bashir Tarabi Ogle
24 Xasan Adan Tarabi Oogle
25. Yassin Farax jees
26. Cabdiraxman xaaji jamac qodax
Wa Billahi Towfiq
Afhayeenka Qorbajooga Beesha Reer Yoonis
Somaliland Community Director
Ahmed Yusuf Canjeex