TAHNIYAD MEHER FARXAD LEH
HAMBALYO
Muuse maxamed ismaciil iyo xaaskiisa iyo carruurtiisa.
Maxamed diriye aw xayd iyo xaaskiisa iyo carruurtiisa.
Hinda cilmi ismaciil iyo carrurteeda.
Amina axmed ismaciil iyo caruurteeda.
C/laahi ismaciil diiriye iyo xaaskiisa iyo carrurtiisa.
Xariir cilmi ismaaciil iyo xaaskiisa iyo carruurtiisa.
Faysa cilmi ismaciil iyo caruurteda.
Faarax axmed ismaciil xaaskiisa iyo carruurtisa.
Maxamed ismacil diiriye.
Cumar xasan cige. Iyo
Dhammaan Reer ismaciil Diiriye
waxay hambalyo Bogaadin aan la soo koobi karin u dirayaan meherka
C/LAAHI MAXAMED ISMACIIL
IYO
AAMINA SALEBAN CISMAN
Oo mherkoodu ka dhacay 6dii bishan Hotel Shamaxle ee Magaalada Burco, waxaanay leeyihin Noqda kuwii aqalgalkooda ku gaadha bash bash ,badhaadhe iyo barwaaaqo.
annaguna waxaan idin leenahay
AAMIIIIIIIN AAAAMIIIIIIN AAAMIIIN