articles | wararka | qormooyin khaas ah
Most Popular:

TALIYIHII SAHAMINTA QAYBTA 12 AAD EE CIIDANKA QARANKA OO GOOR DHOWEYD LAGU DILAY CAYNABA
posted by: Togaherer Team

Taliyihii sahaminta qaybta 12 aad ee ciidanka qaranka oo Goor dhoweyd lagu Dilay Caynaba

Warar dheeraad ah oo naga soo gaadhaya magaaladda caynabo ee xarunta gobolka saraar ayaa  sheegaaya in halkaasi dhaawac geeri dhaliyay ka soo gaadhay taliyihii sahaminta qaybta 12 aad ee ciidanka qaranka wararka ayaa sheegaaya in taliyuhu soo ee  gayay dad maxaabiis ah oo loo soo wareejiyay  jeelka magaaladda caynabo, Alla ha u naxariistee  taliyaha dhintay oo lagu magacabi jiray mataan mahdi wuxuu Sidda ay noo xaqiijiyeen saraakiil sare oo ka tirsan ciidanka booliska iyo qarankaba Wararka lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in ninka qabaxu ka qaraxday uu taagnaa guriga badhasaabka  saleban ducaale xaji jamac.

Arrintan ayaa dhalisay muran xoogan dadka qaar ayaa leh xabadu may qarxine waxay ahayd ogaan halka dadkalenna ki doodayaan way qaraxday arrintaasna waxaanu waxka waydiinay guddoomiyaha gobolka saraar oo ka gaabsaday inuu ka jawaabo .

Dhinaca kale aaskii marxuunka ayaa laga soo dareeray magaaladda burco ee xarunta gobolka togdheer oo markii hore dhaawac lagu keenay magaaladda burco

Xabadda ayaa sidda la sheegay marxuunka ka haleeshay madaxda taasi oo sababtay dhimashadda marxuunka

Saleban sahal jamac

salosahal@hotmail.com

tell:4343677


halkan xayaysiis aad leedahay ayaad gashan kartaa

halkan xayaysiis aad leedahay ayaad gashan kartaa

fx casino game counter Roulett Free bingo
Web Stats