articles | wararka | qormooyin khaas ah
Most Popular:

MAGAALADA LAASCAANOOD OO ISGAADHSIINTII FOGAAN MAQALKA LA FASAXAY IYO DHALINYARDII LA QABQABTAY OO LOO DHAADHICYAY CAYNABA
posted by: Togaherer Team

Laascaanood THN  07 FEB 2010
Saaka ayaa magaalada Laascaanood la fasaxay isgaadhiisnta gaar ahaan Qaybta Fogaan Maqalka (Mobile ) ka oo beryahan xayirnayd intii ka danbaysay qaraxyadii ka dhacayay LaasCaanood waayadan gaar ahaan kii lala eegtay laguna dhaawacay Badhasaabkii Gobolka Sool.
Dhinaca kale waxa ay wali baadhis ku wadaan ciidanka Boolisku dhalinyaradii shalay lagu qabqabtay Rabashadii ay ku kaceen maalintii Shalay magaalada Laascaanod iyada oo rabshadahaa lagu qabqabtay tiro dhan 65 dhalinyaro ah oo 39 ka mid ahi yihiin wiilal halka ay 26 ay yihiin Hablo dhamaantoodna loo soo dhaadhicyay magaalada Caynabo ee Gobolka Saraar oo hadda Ay ku xidhan yihiin Saldhigeeda Dhexe.

Warqabadka ToggaHerer

Hargeisa

SomaliLand


halkan xayaysiis aad leedahay ayaad gashan kartaa

halkan xayaysiis aad leedahay ayaad gashan kartaa

fx casino game counter Roulett Free bingo
Web Stats