articles | wararka | qormooyin khaas ah
Most Popular:

OGAYSII…. OGAYSIIS…..OGAYSIIS…..OGAYSIIS…
posted by: Togaherer Team

OGAYSIIS MUHIIMA

Waxa dhamman si shraf iyo maamuusle loogu war gelinayaa jaaliyadda Somaliland ee ku nool magaalada Oslo iyo nawaaxigeeda in uu joogo magaala madaxda Oslo Guddoomiyaha golaha wakiilada soomaliland mudane : CABDIRAXMAAN CABDILLAAHI ( CIRRO )

guddoomiyuhu waxa bulsha weynta ree somaliland ee Oslo iyo duleedkeeda ku nool kula kulmi doonaa kulana hadli doonaa cinwaankan:.

GOOBTA: Smalgangen 1 GRONLAND VED POSTKONTORET.

wakhtiguna :13:00

FADLAN ILAALI  WAQTIGA.

ALAA MAHAD LEH

xoghaynta saxaafadda yurub ee xisbiga UCID


halkan xayaysiis aad leedahay ayaad gashan kartaa

halkan xayaysiis aad leedahay ayaad gashan kartaa

fx casino game counter Roulett Free bingo
Web Stats