articles | wararka | qormooyin khaas ah
Most Popular:

OGEYSIIS:XUSKA SANNAD GUURADA 37 AAD EE KA SOO WAREEGTAY GEERIDA MARXUUM C/LAAHI SULDAAN TIMACADDE
posted by: Togaherer Team

Xuska Sannad Guurada 37aad ee ka soo wareegtay Geerida Marxuum Cabdillahi Suldaan Timacadde

Maamulka Shabakadda Wararka ee Timacadde News Network TNN, www.Timacadenews.com , Wuxuu kugu martiqaadayaa ka soo qayb galka Munaasibad lagu xusayo Sanadguuradii 37aad ee ka soo wareegtay geeridiiĀ  Halyeygii,Waddanigii, Gabayaaagii weynaa ee Marxuum, Cabdillahi Suldaan Timacadde.

Xafladan ayaa ka qabsoomi doonta Hotel Imperial ee Magaalada Hargaysa , 6:30 pm fiidnimo , Habeenimada Axaddu soo galayso , kuna beegan 06/02/2010.

Ka soo qayb galkaagu waa muhiim, ilaalinta wakhtiguna waxay muujinaysaa astaan ilbax nimo oo kuu gaar ah.

Maamulka Timacade News Network TNN


halkan xayaysiis aad leedahay ayaad gashan kartaa

halkan xayaysiis aad leedahay ayaad gashan kartaa

fx casino game counter Roulett Free bingo