articles | wararka | qormooyin khaas ah
Most Popular:

NIMCO MUXAMED IBRAHIM OO LOO MAGACAABAY INAY NOQOTO MADAXA BARNAAMIJYADA ARRIMAHA BULSHADA EE TIMACADE NEWS NETWORK TNN
posted by: Togaherer Team

Maamulka shabakadda caalamiga ah ee Timacade News Network TNN , waxay ku war gelinayaan dhamaan asxaabta sharafta  iyo qadarinta naga mudan  iyo dhammaan shacbiga Somalilandba,in aanu u magacawnay Qoraa yadda  weyn ee Nimco Muxumed Ibrahim , inay  noqoto Madaxa  Barn aamijyada Arrimaha Bulshada ee Timacade News Network TNN.

Nimco,waxa ay muddo dheer ku soo jirtay,kana hawl gashay saxaafada Somaliland qaybaheeda k ala duwan, waxaanay qayb laxaad leh ka soo qaatay, isku dubbaridka, soo diyaarinta, soo ururin ta  iyo isku soo habaynta Barnaamijyada  sida weyn u saameeya bulshada Somaliland,sida caafim aadka, aafada AIDS ka , tahriibta dhalinyarada iyo kuwa kale oo ay daraasad dheer ay ku  samey sey , una gudbisay saxaafadda Somaliland.

Haddanu nahay dhammaan hawl wadeenada shabakadda Timacade News Network TNN, waxaanu u rajaynaynaa  Nimco ,  in ilaahay  hawshaa loo xil saaray u fududeyo  , kana midho dhaliso.

Hambalyo Hambalyo Hambalyo  Nimco Muxumed Ibrahim

Maamulka Timacade News Network TNN


halkan xayaysiis aad leedahay ayaad gashan kartaa

halkan xayaysiis aad leedahay ayaad gashan kartaa

fx casino game counter Roulett Free bingo