Hooyo safiya mooge liiban
hooyo kinsi mooge liiban
Cabdikarim axmed mooge liiban
Ibraahim maxamed sicid dhagawayne
maxamed ibrahim maxamed siciid
siciid ibrahim maxamed siciid
Cabdikarim ibrahim maxamed sicid
Cabdirisaaq ibrahim maxamed sicid
Axmed xasan cabdi garas iyo reerkiisa
Maxamud xasan cabdi garas iyo reerkisa
Siciid xasan cabdi garas
Cabdirisaaq xasan cabdi garas
Saynab xasan gaaxnuug
Muxsin aw cali timacase
Cabdi wali maxamed oday
Sheakh siciid sheakh cabdi raxman maydh
Cabdiqaadir xasan farax
Cabdi raxman maxamed gaaxnuug
Cali kayse saryan
Faysal maxamud faarax
Cabdi qani xasan ibraahim
………….dhamaanba dadkasi oo kale jooga dalka jamhuriyada somaliland iyo dibadiisaba waxay Hambalyo IYO bogaadin u dirayaan lamaanayaasha kala ah .
oo meherkoodu ka dhacay magalada hargiesa, gaar ahan scandanivian hotel maalinti jimcihi taariikhduna ahayd 01/29/2010 waxay leeyahiin noqda kuwii isku waara ubad khayr qabana ilaahay kala siiyo wiil iyo caano.
Sidoo kale waxay leeyihii Guurkiinu guur khayr gurigiinu guri nagi guulaw ka yeel ugu dambayntiina waxa ay ku soo gabagabaynayaan ducadii rasuulka ee ahayd (BAARAKALAAHU LAKA WA BAARAKA CALAYKA WA JAMACA BAYNAKUMAAA BIL KHAYRE AW FIL KHAYR ) AMIIIIIN AMIIIIIIN