articles | wararka | qormooyin khaas ah
Most Popular:

TAARIIKHDI DALKA GIRIIGA IYO MADAXDII U KALA DAMABASAY.
posted by: Togaherer Team

Waa Anigoo Xasan Giriiga oo aad uu uruuriyaa Taariikhaha Duuga ah, Kings Age wakhtiyadii Boqor Toyooyinka, iyo Qabiilka Ilaay Taariikhdu waa Misbaaxe Wadanka Giriiga, wuxuu ahaan Jiraay Boqortooya Balaadhan, waxaa ka Tirsanaan Jirtaay Magaala la odhan Jiraay, Troy waa Dagaaladii Torjan Wars, Horta aan Ka yara sheekeeye Dalka Giriig waa dal leh Taariikh Soo Jireen ah, Wadamadan Caalamka, Dalkii Tababaraay, ee xadaarada iyo Dagaalka iyo Colaadaha Ugu Horeyaay waxaay ahaayen Greec, Nimankii Cilmiyada Caalamku ku shaqeeyo keenaay waa Greec, Dalka Greec wadama Badan ayaay Colaadkii ka dhaxaaysay Sida Dalka Beershiya, oo ah Imika Iran, Iyo Masar, waxaa ka dhashay Dalka Greec Ninkii la odhan Jiraay Alizkandar Great, Hadaba Taariikh yar oo Cajib ah ayaan ka sheekeenayaa, oo ka dhacdaay Dalka Greec waa Boqortooyadii, Troy waxaay ahaayd dal, aay ka dhaxaaysaay, Colaad Raagtaay, waxaa Jirtaa Gabadh la odhan Jiraay Helen Of Troy, waa gabadh aad uqurux badan Helen, waxaa Jeclanayaa Nin ka Tirsan Boqortooyada Troy, oo iyadu aan la awood ahaayn Greeca, waayo Greeca waxaay lahaayeen Ciidama Dagaal yahana oo la odhan jiraay Almighty Imortals, oo ah  Dagaal yahaanadii sida Birta ahaa, Hadaba Helen oo ah Gabadh aad Qurux badan waxaay Jeclanaaysa Uliski oo ahaa Hogamiyihii, Ciidamada Troy, Markaay Jeclaato, ayaa ULISKI walaalkii oo ahaa Boqorka ka taliyaa, Troy uu ku odhanayaah, walaal Inagada Gabaadhan waxaay ka Tirsan tahaay Greec waxaana Inaga dhaxaaysaa Cadaawad, ULISKI wuxuu ahaa Nacas, kamuu Fikirn Natiijada ka Iman karta, lakiin uu ku madax adaaygaay Jacaaylkii uu Uqabaay, Helen wuxuu Qaaday Dulaan, si uu ula soo Baxasado Helen, wuu ku Gulaaystaay, lakiin maxaa ka danbeyaay, In ALmighty Imortalskii Greec, Aaay la soo Baxaan wajigoodi sidaa shayadaanka oo kale ahaa, Waxaay Qadeen Dagaal, Boqortooyadiiba waxaay ka dhigeen Baabah, Kolaay Tariikhaha Caalamku waa wax Qoran, oo aan la dhaafi karin, Wadanka Greec waxaa lagu Tiryaa Racist Dad Cunsuriyiin ah, oo xitaa ka Faana Yurubta Kale, waa dad Taariikh leh Runtii, Waxaa Jiraa Filim laga Mataalaay, oo lakiin ka Been sheegaaya Tariikhda Greec, Filmkaas waxaa la Yidhaahdaa 300, WAXaanaay Qiadu udacaaysaa, In Bershiya aay ka Gulaysanaayso Greec, lakiin wuxuu Noqdaay Dacaayad Filimkaas, Awooda Cidamada Greec waxaay ahaayeen ama lagu Tirin Jiraay Ninka Ka Tirsan Almighty Imortalska, Greeca wuxuu Qaadi Jiraay Faras, bal kawarama Awooda faraska Qaadaay, aan soo Gaba gabeeyee sheekada, Helen of Troy, waxaay ahaayd Helen Gabadhii Ninkii la odhan Jiraay Dr fostos, ee ah Caalimka aqoon yahaanka ahi, uu dalbaday, sabaabtu dalbadaayna waxaay ahaayd, wuxuu yeeshaay Aqoon Farabadan, ka dibna wuxuu isku arki waaye, wax is badal ah, markaasu uu Tagaay Devil haystaa Kiniisad wuxuu ka dalbadaaay, in yeesho awood, Ninkii Shaydaankiina  wuu ka yeelaay ku Dr fostos wuu ka Balan qaadaay,  inuu wax walba siin doono lakiin wax  is badal ah kamuu araag, Markii danbena wuxuu dalbadaay Inuu Horkeeno Helen of Toy, Dr fostos ayaa dalbadaay Helen in la Horkeeno, si uu Quruxdeeda udaawado, Qisooyiinka Taariikhaaha Greec Maaha Mid la soo Koobi kaaro, lakiin Maalin walba Badh ayaan idiin soo Gudbinayaah,  Dagaaladii Greeca, iyo Taariikhihii Aliskandar, Lasoco Qaybta 2aad.

Waa Anigoo ah Hasan Greec.


halkan xayaysiis aad leedahay ayaad gashan kartaa

halkan xayaysiis aad leedahay ayaad gashan kartaa

fx casino game counter Roulett Free bingo
Web Stats