Marka hore waxaan salamaayaa warbaahinta madaxa banaan ee Somaliland marlabaad Hadaan usoo dego dulucda ujeedada uquseeyo,maqaalkaaygan, Sidaaynu ka
warhaaynaba Dalka inala Jaarka ah ee Somaliya waxaa halagaay Dagaalo aan joogsi lahaayn,oo markii hore ka bilaabmaay Qaab Qabiil ,Horena waxaa loo yidhi Qab Qab dhaafaay baay laba qabiil Qaran ku weydaa, Waayo Qabiilna ma Ogola in loola Yimaado,waxaan Qaban waana ta sabaabtaay inaay Somaliya ahaato meel Bahalo Galeen ah, oo ilaa Imika Caalamku Xal ulayahaay, Lakiin dalkeena Somaliland waxaaynu kaga duwananahaay waxaaynu Qaadanaay Dawladnimo.
Dastuur iyo Dimuquradiyada,Iyada oo Hadana aay Dadku Yihiin Qabiil, ayaa hadana waxaa awooda maamuulka iska leh dawlada meesha ka Talisa, Taasoo ina tusinaaysaa, In nidaamkii lagu soo dhaqmi Jiraay ee ku dhisnaa qabiilku uu Imika isu Badalaay Qaran, ku dhaqma Dastuur aay samaaysteen,Dastuurkaas oo jideyaay in wax kasta lagu dabaaqo,Hadaay tahaay qaabka Doroshooyinka,hadaay tahaay qaabka Maxakamadaha, iyo hadaay tahaayba,waxkasta oo quseeyaah, Nidaamka dawladnimo ee aaynu qaadanaay, Hadaba Suaasha is weydiinta
Mudan waxaay Tahaay Imika dalkeenu wuxuu Jiraa ku dhawaad 20sano, Hadana wax aqoonsi kamaynaan Helin Caalamka, Hadaba dhaliisha, yaaynu duusha ka saaraaynaa? anuu Hadaan fikirkaayga caabiro Aqoonsiga Somaliland waxaan Ogolaayn Dawladaha Afrikaanka ah,Sida uu ka dhawaajiyaay Mucamaral Qadaafiga Liibiya ee uu uyidhi Somaliland ma Ogoli Jiritaankeeda ayaa dhab ah, waanaay la qabaan ayaan odhan karnaa dawlada Badan oo Afrikaan ah,marka laga reebo dawlada Ethopia oo ah dal uu inaga dhaxeeyo Xidhiidh Saxiibtinimo,oo soo Jireen ah, markaa waxaaynu odhan karnaa, maaha wakhtigan inaaynu Aqoonsi ka sugno Dalaalka Afrikaanka ah oo aan iyagu marnanba Ogolaayn inaaynu ahaano dawlada madax
banaan,lakiin aaynu Bulshada kale Caalamka ku adkeeyno sidii aay inoo siin lahaayeen,Aqoonsi,Caalami ah, Waayo dalalkan afrikaanka ahi awood umalaha Inaay aqoonsadaan Somaliland, Tusaale ahaan Ethopia, waxaay ka baqaaysaa,hadaay Somaliland aqoonsato, inaay ku kacaan, Qoomiyadaha kale ee donayaa Inaay ka Go,aan sida Oromada oo kale iyo Onlfta, markaa layskuma haleeyn karo dalaalka Afrikaanka ah, ayaan odhan karnaa, ee waa inĀ xal kale la raadiya si uu dalku u helo aqoonsi Caalami ah
Mahad Nuh Muumin
mahad_nuux09@hotmail.com
Pakistan Islamabad