articles | wararka | qormooyin khaas ah
Most Popular:

DHULKA INAYNU WADA SHEEGANAA WAYLA DHALAN-TEEDE!
posted by:

DHULKA INAYNU WADA SHEEGANAA WAYLA DHALAN-TEEDE!

Mudo badan ayaan maslaxo raadi-naynay, oo aan meel kasta-ba macfalada ka sheegnay, waana laga markhaati in somaliland nabad iyo walaalnimo wax ku raadinaysay iyada oo weliba dalkeeda reer puntland fadhiyeen, oo qun yar ka kaca looga taag waayey, dadaal kasta oo la sameeyo-na, ay dhinaca xumaanta  ka taagnaayeen, gacan ka dhawr, iyo ka hor tegid burbur ku dhaca  umada degan sool, iyo sanaag aanu lahayn halaga digoonaado inta la kari karo, xoog ku muquunisna yaan lagu deyin ee waan-waan iyo weliba wax loogu daro lagu-la dhaqmaayey, oo ay noqotay ka malafan iyo wax aan loo jeedin, mudo aan la soo koobi karin baa ka dhaadhicin iyo wax u sheeg, inaga daaya rebshed oo runta aan kuwada hadalo kaga dhegaysan waayey puntland oo uu daba ka riixayso jabuuti iyo inta hunguri qaatay oo ay been iyo wax aan soconayn, khawaysis, kaadi badane waa loo gogol badiyaa, iyo wax bay fahmi oo way ka soo noqon mrakay khaladka fahmaan lagu waday xataa la gaadhsiiyey indinku waxad rabtaan ee la idiin qabto sheegta, oo yaan la idinka faa’iidaysan, iyada oo cayn-kaas ah aad weliba dagaal ku darteen iyo is qarxis aan loo fadhiyin, waxa la idinka waayey iska ceesha oo nabad ku daaqa, yaan cadaw inagu wiirsan oo waa kuwaa is dilay la odhan sida jaar-keena ee haka badba-dinina si kastaba la idiinku waniyey, oo dheg  jalaq u siin waydeen, ee hadaba ka maala, wixii aad rabteen ka fursan mayso’e. Shalay ( daraad) markii ay noqotay in naloo soo fadhiisto HOL-HOL, iyo TUKE-RAQ waxa khasab nagu ah in aan gacan adag ku qabano, oo xooga dalka soamaliland si rasmi ah dabada ugaga dhaco kuwii inta badan la baryaayey ee la lahaa inta nabadi joogtaa ninba laba nin leeg yahay ee ha inaga qubina qumbaha subaga ah ee aynu haysano, markii la diiday waa ta keentay in si wacan, badheedh ah, lagu dhaqaajiyo, oo cudud xoog leh lagu muquuniyo, kuwii ku doodaayey somaliland dhulka ma laha, ee rabay in xuduuda somaliland qaybo ka mid ah ay gacanta ka saaraan gobolada MAJEERTEENIA, iyaka oo ku andacoo-naaya dhalasho baan wadaagnaa, somalia in ay kala go’do ma rabno, waxan samaysa-naynaa maamul gaar ah oo lam yidhaaho NUGAAL iyo  sheeko baralay aan sakaaro ka biirsan, wax ay micno samaynay-saana aanay jirin, hadaba maanta  waxa abada ah oo aanay somaliland ka soo noqo-naynin go’aanka ay gaadhay, markii ay aragtay in sabaalo iyo dhibaato la’aan aanay suuro-gal ahayn ee ay tahay waxa keli ah ee ay wax ku fahmaanqori caaraddii, dhiig daata taas oo in badan la xeerinaayey, hadaba waxa la yidhi karis xun iyana wax ku la’e haka soo maaleen, oowax haka celiyeen kuwii dabada ka waday ee reer puntaland  iyo jabuutiggii soo hubaysay. * N.B. Ninkii ba’naayoow lagu fasax.abdi-shotaly,