articles | wararka | qormooyin khaas ah
Most Popular:

HADHOOW BAY ODHAN!!!!!XADHIG QAB KU SII QIIL U WAAYI MAYSIDEE
posted by:

Xadhigu inuu bato aadna u fududaado waxaa ugu wacan xadhkahan la meeray ee mayor-ka hargeysiina ku faanayo inuu xabsiyada sii badinayo:

Taliyaha Ciidanka CID-da Somaliland Daahir Muuse  Abraar.ku xigeenkiisa Cabdilaahi iyo madaxa baadhista dembiyada ee CID-daSiciid Cabdi Faarax (Foolxun) iyo weliba taliyaha ciidanka birmadka ee xarunta CID-da  Cabdi Foolxun;  kuwaas oo dhamaantood ka soo
jeeda gobolka Awdal; isla markaana waxay  ka soo jeedaan qoyska madaxweyne Riyaale.

Taliyaha Ciidanka nabadsugida ee Hargeysa ……….. Ibrahim Hutu

Taliyaha ciidanka nabadsugida ee Burco

Taliyaha Ciidanka nabadsugida ee Berbera

Taliyaha Ciidanka CID-da ee Burco

Taliyaha ciidanka CID ee Gobolka Saaxil Ibraahim Dhego-sayn,

Taliyaha Ciidanka CID-da ee Gabiley  ka soo jeeda awdal

Taliyaha Ciidanka nabad sugida ee Gabiley …………….ka soo jeeda awdal
Ciidamada ammaanka degmada Tog-wajaale ee uu Taliyaha u
yahay Axmed Daahir Dacawo”Waraaqda loo keenay Inj. Maxamed Xaashi ayaa waxa ku saxeexnaa Taliyaha

Ciidanka CID-da Somaliland Daahir Muuse Abraar. Waxana lagu war-galinayay in
Maalinta bari ah Sagaalka Subaxnimo uu yimaado Xarunta CIDA-da
Magaalada Hargeysa, arintaasina uu ku gacmo saydhay.”

-Waxay Ciidanka Booliska Somaliland ku Dileen Marxuum Yacquub Seeraar iyo Raxma Maxamed
Ismaaciil,

-Waxaa iskaashiga taliyaha nabadsugida Gabiley (ka soo jeeda Awdal)iyo  shaqaalihiisa Wajaale Ibraahin Boorama(ka soo jeeda Awdal)  ay soo xidheen Maxamuud Aw Cabdi (Qarxiye) iyo Cumar Cabdi Amare.

Fu’aad

farshaxan@gmail.com