articles | wararka | qormooyin khaas ah
Most Popular:

TACSI DHAMAAN BAHDA TOGAHERER WAXAY TACSI U DIRAYAAN GEERIDA AHN MARXUUM C/RAXMAAN MAXAMED JAAMAC(DHEGAWEYNE)OO SAAKA KU GEERIYOODAY MAGAALADA HARGEISA
posted by: Togaherer Team

INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN

Dhamaan Bahda Shabakadda ToggaHerer Media   anaga oo ka tiiraanyaysan dhambaal tacsi ah u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Alle Ha u naxariisto Godka Neecaw qabaw iyo ka ku siiyo naruuro Gudoomiyihii Shirkada Dhsimaha Ee Liibaan Marxuum C/raxmaan Maxamed Jaamac (Dhegaweyne) oo ku geeriyooday Saaka oo Isniin ah bishuna Tahay 18 Jan 2010 Magaalada Hargeisa laguna aasi doono Maanta haddii Alle Yidhaa Magaalada Hargeisa.

Alle SWT waxaanu  uga baryayaan Inuu Samir iyo iimaan ka siiyo Qoyskii uu ka tagay Marxuumku Xaaskiisii Caruurtiisii Guud Ahaan  Reer  Maxamed Jaamac (Midhafar) Ehelka Asxaabta  , Marxuumkana waxaanu Alle SWT uga Tuugaynaa  naxariistiisi jano ka waraabiyo.Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin.
Inaa li laahi wa inaa Ilayhi raajicuun.


halkan xayaysiis aad leedahay ayaad gashan kartaa

halkan xayaysiis aad leedahay ayaad gashan kartaa

fx casino game counter Roulett Free bingo
Web Stats