articles | wararka | qormooyin khaas ah
Most Popular:

UGA DIG EHELKAAGA NAARTA (ALAAHU MA AAMIIN Q11)
posted by:

Salamucalaykum dhamaan umada musilimiinta  ah ee muuminiinta ah iyo waxaan la hadalayaa kuwa aan musilimka ahayn iyo dhamaan leedarada  aduunka kuwa musilimka  ah iyo kuwa  aan  ahayn  su aal lay waydiiyay oo ah  ama dhowrjeer layla yimid oo ah aniga oo cadaynaya oo ha,,,,,,,,

(a) kuwa diimo kale aaminsan oo ila yimid oo yidhi ciise ayaad tahay

(b) qaar musilim ah oo iila yimid suufi yiisama  ayaad aaminsantahay

(c) dad somaliya oo iila yimid oo ehelkayga ah mahadigiibaad tahay oo doonaya in ay been waxa kucunaan

waxaan halkan ku cadaynayaa dadkaasi haday ku sii socodaan  arimaahaa in uu ilahay waxa ka qabandoono oo uu ifka ku ciqaabi doono  kuna haligi doono isaga oo sumxaana wa tacaala aan meel dheer waxaba uga doonin

halakn waxaan u sheegayaa ma ihi nabiyulaahi ciise oo ah ciise ibnumaryam oo ah nabi ilahaya oo ah cabid ilahaya oo ilahay u abuuray sidii uu nabi aadan u abuuray aabo laan iyo hooyo laan  ayaa nabiyulaahiciisana uu uga  abuuray hooyo  oo uu u abuuray  abala aan  kun fay kun ilahayna  kor ayuu u qaaday nabiyulahi ciise oo lama salabin mana ihi ciise mana sheeganayo hadii waxa kasata laygu samaeeyana  masheeganayo ama   lacag kastaat   ama  awood binu aadimi laysheegto ma sheeganayo

kuwa musilimka ah ee rumaysan nabiyulahimaxamed ee khuraafadka aaminsan walaaloyaal ka baxa oo u noqoda sunaha nabiyulahimaxamed  s c w  mana  aminsani oo ilahay baan ka magan galay suufiyiisam oo cadaab ilahay donanmaayo

kuwa mahadiga ii ilayimid ma ihi ee mahdigu waa imanayaa inshaalaa   ciisana  calehisalaam wuu imanayaa oo ma ihi mana sheegankaro kii been doonayow anigu cadaab ilahay doonanmaayo

kuwa shiicada  ah walaalo idinkuna musilin baad tiin ee u soo noqoda sunihii nabi maxamaed  walaahi waxa ka jiraa shicada  ama mahdabtaa majirto oo ilahay 4 jeer ayuu iga digay ee walaalo yaal hadaad suudh iibsatid oo uu kaaweenaado  ma tuuraysid ee dawaarka  ayaad u gaynaysaa ood odhanaysaa ii yaree  walaalo yaal diinta ma badalaysid ee u soo noqoda ilahay iyo sunihii nabi maxamed s c w  si uu khilaafku  u yaraado waana waxa  aan hubo oo  aan ilahay la hortagayo   waana  waxa bilaamay  nabiyulahi maxamed kadib s c w

darajadana ilahay  ayaa bixiya ilahayna waxa uu ku balanqaaday  ninka wali aan leeyayhay la dagaalama  haysoo diyaargaroobo( akhriya suurda  al cimraan )  aniga  ayaa la dagaalamaya kii isleh  dhibaato ugayso ilahay ha ogaado in ay malaaigtiisu u  diyaartahay  markaa waxaan u digayaa kuwa ii hanjabaya   waxaan idileeyaahay  waxa kasta sameeya oo munaafaqad ah  oo soo kaxaysta saaxiriintiina walaahi diyaar baan u  ahay waa iga dr daaran waxaba hala hadhina kama fadali badni nabiyulaahi maxamed s c w    oo  ah nabigii u dabeeyay   oo ah nabiyulahi maxamed oo ah axmed labadaba isga ayaa loogu yeedhaa oo maxamed iyo  axamed s cw nabi kadabeeyana majirto , diin ka dabaysa oo soo dagaysaa ma jirto ee u noqoda ilahay  oo barat  diinta musilimka oo waxa waydiiya culimad musilimka  ah ee baratay diinta  sida sucuudi areebiya , masar iyo meelo badan oo culimada suniyiinti joogto

waxaan u sheegayaa kuwa  aan ku camal falayn diinta een tukan shanta saladood in  ay aad u adagtahay  salaad la  aan oo  hadii laga dhaafayo salaad nabiyulahi maxamed ayaa laga dhafilaa oo danbigiisii hore iyo mid danbe oo haben iyo malin u soo jeeday cibadada ilahay kuwa yidhaa waa nalootukada oo khurfaadka  aamisan   lamid baad tahay ibliis oo diiday in uu suguudo ilahay u soo noqoda oo barta diinta

halakn waxaan raacinayaa in aad iska ilaalisaan kuwa waxa qarxiya oo  ah tagfiiriyiin  waxaan calamka ka bar yayaa in gacan  adag lagu qabto oo  ah kuwaasi cadawgii ilahay waan iskumid iyaga iyo munaafiqiintu ilahay haynaga nabad galiyo

qofkasta oo musilim ah oo ilahay isku xidha oo diinta bartaa ilahay waa ka aqabalayaaee ilahay baray oo ilahay u noqoda waxana ku qaata masiibadaa ku habsatay hayti kii waxa tarikarayaa waxa ha taro oo cawiya qofwali oo musilim ah waayo ilahay waxa uu ina yidhi u naxariista  dadka masakiinta ah , ducafad iyo xayawaanka dhirta, iyo waxakas ta oo  dhibaato  haysato markaas  ayuu ilahay idiin naxariisanayaa.

halkana kuwa doonaya in aan ilahay been ka sheego ka sheegimaayo oo diinteena waxaa inoo khatimay nabiyulaahi maxamed s c w    waxaan uu inooga tagay 2 waxa yaalood oo ah sunihiisa  iyo kitaabka quraanka ah markaa labdaa dadkii raacaa way ku guulaysanayaan  aduunyo iyo akhiro markaa  aniga oon cidna dhibaato ugaysanayn been ilahay ka sheegimaayo, kii doonaya been ha ku tusaala qaato  masiibooyinka  aduunayad ka dhacaaya,hanoqoto,qomamkii inga horeeyay  ee dhulka fusahadiyay  ee qoom luud ee ilahy rogay , fircoon oo ilahay sheegtay oo ilahay  haligay, ilahayna marka ladulmiyo dad masakiin ah oon waxaba gaysan ama la fusuhaadiyo dhulka korkiisa  ilahay cidna kala tashan maayo oo siduu doono ayuu ka yeelayaa walaalihi, walaalhi, walaahi ,waa iga dhaba
waar diintu xusibi marna lagalo maha  ee ilahay  ayaa iska leh kii doonaya in uu ilahya la  tar tamo haw diyaar garobo awooda ilahay, walaahi ilahay meel dheer waxaba uga doonimaayo ilahay haydin soo hadeeyo  amiin  aamiin  aamiin  aamiin ilahay hala jiro qofkasta oo xaqa u taagan

king osman mahdi hussein

osman56@ live.co.uk